[quote="DR-YALAXOOW"]smatarn adigu ingriis iyo somali waad isku dartaa xitaa nationalty ama dhalashadaada waxaa sameeyey ENGLISH soomali+lander((( lander=english made word
sxb reer waqooyigiina magacii somaliga ayaaba ingriis ku darsteene maxaa ka micna ah hadii qof reer koonfureed ah isticmaali kalmada(noo) mar mar anaga we are just somali not soomali(isbagetti) magac somali whit out italian word.
waligeey ma maqal nin reer koonfureed ku faanaya( waxaa na gumeysan jirey talyaani)
laakiin every day waa arkaa reer waqooyi ku faanaya( ingriis ayaa na gumeysan jirey)

[/quote]
Afkaaga huurada leh naga la tag, qof gumeysi kuu faana ma jiro. Dumarka koonfureed oo caruuro taliyaaniga dhalay baa weli nool, ingriisku markay dhalkeena yimaadeen waxaan kuu nidhi wax Ingriis ah kuma dhali karto dhalkeena Soomaaliyeed. Ilaahay baan kugu dhaarshay maanan hadleen haday qolada aan ka dhashay dumarkoodu gaalo raaci jireen, waa taarikh laga khajilo.