ma jiro hawiye dilaya hawiye kale xamar waa nabad 100% .
magaalada xamar waxaa ka socda qashin aruurin iyo soo celinta bilicda mogadishu.
dagaalkii dhexmarey ethiopia ciidankeedii iyo muwaamadii waa dhamaadey.
xamar waxaa si buuxda u maamula dawlada CALI GEEDI
maxamed dheere gudoomiyaha xamar ayaa si buuxda nabadgelyada xamar gacanta ku haaya.
TV UNIVERSAL waxaan ka fiirsadey 700 askari booliis tababar loo xirey askar qalabkooda u dhan yahay.
xamar xitaa waxaa laga bilaabey canshuur aruurin. waaw maasha allah.
ciidanka ethiopia mardhaw waa iska baxayaan. abdulahi biijana waa dhimanayaa dhawaan.
madaxweyne cali geedi ayaa wadanka maamulaya.
xamarna waa nabad maanta guuuul




