Page 1 of 2
Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 11:15 am
by Hiiraan boy
Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii ay dowladda KMG ka hadlin arimaha Kismaayo.
Kismaayo , Isniin, May 21, 2007 Simba Radio
Col. C/nuur Jaamac Jookar oo dhinaca siyaasadda ugu qaabilsan ciidamada Dowladda kuwoodii laga saaray Magaalada Kismaayo, kuna sugan deegaanka Buulo-guduud, ayaa waxa uu sheegay in gudigii ka socday dowladda KMG ee gaaray Kismaayo ay yihiin kuwo si qaldan uga war bixiyay xaaladda magaalada, isagoo dowladda KMG ka dalbaday in xaaladda Kismaayo ay ka hadasho.
Korneelka oo Simba la soo xiriiray ayaa sheegay in hadii ay dowladda KMG ah ee Somalia aysan mudo afar iyo labaatan saac gudahood uga hadlin arimaha ka taagan magaalada Kismaayo ay weerari doonaan.
Waxaa uu sidoo kale sheegay in magaalada Kismaayo ay dhibaatooyin ku yahaan sida uu hadalka u dhigay ciidamadii halkaasi qabsaday, isla markaana ay ka jirto bililiqo.
Korneelka ayaa intaasi kusii daray in kooxihii kasoo saaray Kismaayo ay ahaayeen waxa uu ku tilmaamay Koox argagixiso, isla markaasina aysan garaneynin qaab ay uga leexdaan dagaalka ay ku wajahan yihiin.
Col. Jooker ayaa waxa uu si qaas ah u weeraray qaar ka tirsan Xildhibaanada halkaasi ku sugan, oo uu sheegay in arimaha Kismaayo ka jira oo ay ka mid tahay bililiqada ay lug ku leeyihiin.
Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 11:17 am
by Hiiraan boy
ilaahey baa ku daartey look at this dhabadhilifs
everyday they come up with new threats but dont do jack shi.it
fuking pussios
Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 11:22 am
by DawladSade
Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 2:04 pm
by sadeboi
We will see what teh cagdheer does in 24 hours

Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 2:07 pm
by Warsame101
SB, what do you think the record is going to be this time?

Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 2:09 pm
by sadeboi
Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 2:16 pm
by adanboy
Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 2:18 pm
by kambuli
I hope and pray that they don't kill each other...

Dagaal wiil baa ku dhinta.... Why can't they talk peacfully

Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 2:20 pm
by Warsame101
My guess is that it might take a few minutes longer than last time.
So 15 minutes max!
Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 2:33 pm
by adanboy
This is high level game...Ethiopia is supporting C.yuusuf agenda to bring Marexaan an MJ together,cause they are thinking about building a future daarood block,and MR is vital for this.So far the abyysianian&tigrey devils have managed to to put together most Daarood respectively Harti&kablalax, MR now outsider..
This future "block" is to be used for two major reasons...
1 ..continuies hostilities and deadly war with oppisite future upcoming Hawiye.."block"
2. major reason. To weaken the the ONLF movement by using the Daarood&TFG card..
f-king filthy traitors,they would do anything ,even sell their a** to lowlife Tigrey regime.
But we are 2 steps ahead this filthy game they are playing
what about the fresh OLF/ONLF joint campaign

Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 3:12 pm
by guhad122
Adan-Boy;
I used to think that you were better than that for some reason. Saaxiib, as far as the Absame is concerned the biggest Tigrean laceys are the Ilka-Yars. Prior to the Ethiopian aggression on our soil, most Absame's never minded Ilka-Yars settling and living in Kismaayo. To give an example, Ilka-Yars were running around in Kismaayo for eight years like wobbly dogs and there was never a united Absame voice objecting to that. The first thing is that Ilka-Yars have always lied about their real intention in coming to Kismaayo. They have been telling that they are against Dhabayaco, Afbiijo and their lackeys. But after the rise of the ICU, the true colors of the Ilka-Yars came out. They were led by a man who said on national TV said that he would use Yuhuuds to slaughter other Somalis.
And who told you Koojar represents the view of Absame? The man can’t even set a foot in Afmodow or Dhobley. The majority of Absame fighters have been in Muqdisho in Muqdisho fighting in the real war. As for Ilka-Yars getting whipped again, I don’t care who does it even if it is Yuhuuds; I just want them lashed again. They are the biggest lackeys and the history will document that!
Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 3:22 pm
by DawladSade
Adanboy, ii waran abti.

Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 3:26 pm
by Hiiraan boy
waryaa dawladsade ma ninkan aadanboy ba abti u tahay?
Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 3:38 pm
by Gedo_Boy
guhad,
You're talking a figure of speech versus actions.........awal Marexaan naceeb aad u qabtay b/c you resent them and now you are using the ICU as some sort of excuse.
ICU ayakaa galabsaday waxa ku dhacay and I'm telling you this even when my own Abti was killed over their stupid mistakes.
Re: Col. Jookar oo sheegay in ay Kismaayo weerari doonaan hadii
Posted: Mon May 21, 2007 3:47 pm
by Hiiraan boy
ogaden most used abused clan in darod
they are always used by other darods
like dhulbahanta footsoldiers