Page 1 of 4

Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:23 am
by LiQaaye_TDH
Habeenimadii Sabtida ee Axaddu soo geleysey (May 20, 2007), wakhtigii salaad cisha, ka hor ayaa waxaa soo weeraray maasjidka Al-Raxma oo ku yaal bartamaha magaalada, koox debleey ah, mar uu tafsiirka Quraanka Kariimka ah ka socday masaajidka.

Dad goob joog ahaa, ayaa xaqiijiyey , in ay niman hubaysan soo galeen deyrka masaajidka, dabadeedna rasaas fureen.

Weerarkaas masaajidka wax khasaare ah ma uusan geysan dhimasho iyo dhaawac toona.

Beryahaan danbe, waxaa magaalada Garoowe dhexdeeda lagu arkayey baabuur farabadan oo nooca tiknikada ah iyo sidoo kale, rag aad u hubaysan oo ka tirsan Qaadiriya ee Gobolada Puntland, iyadoo uu haatan ku sugan yahay wadaadka ugu sareeya Qaadiriya gobolada puntland, magaalada Garoowe.

Waxaa beryahaan danbe ay dadku isla dhexmarayeen waxa ay u danleeyihiin Qaadiriyada oo aan waligood la arag iyagoo sidaan oo kale u hubaysan.

Waa markii ugu horeysay oo la arko baabuur iyo ciidan aad u hubaysan oo ay wataan Qaadiriyadu.

Waxaa ku cusub Garoowe, in arintii ahaan jirey isdhaafsi hadalo kulkul ay haatan isu bedeshay xabad.

Maamulka Puntland ayaa hada ka hor dood cilmiyeed isugu keenay labada dhinac masaajidka Saxaaba ee magaalada Garoowe , kaas oo amaankiisa aad loo adkeeyey ayna ka soo qayb galeen masuuliyiin badan oo ka trisan dowlada iyo daweyne aad u fara badan.

Waxyaalihii laysku mari waayey ka dib markii kitaabta laysu soo gurtay ayaa waxaa ka mid ahaa, in la masaafaysto gabdhaha oo ay culumada kale ku sheegeen wax diintu inaga xaaraantimaynayso, halka Qaadiriyaduna ay arintaas difaaceen, iyagoo tusaale, u soo qaatay waxay ugu yeereen dhaqanka Soomaalida ee soo jireenka ahaa kaasoo labada qof isla baxaan maadaama ay iyagu isdoorteen, balse taas culumada kale ayaa ku tilmaantay mid laga soo gudbay oo wakhtigii jaahiliyada ee diinta ka hor la isticmaali jirey.

Buurtinle ayeey ahayd meeshii haatan ka hor ay ku dhinteen uu ku jiro iimaankii masaajidka , wakhti lagu guda jirey salaadii cishaha, ka dib markii bambo lagu soo tuuray masaajidka dhexdiisa, taas oo khasaare ba'an geysatay, xiligaas ka horna waxaa jirey in gacmaha laysula tago tiro ka dhawr jeer.

Haatan, inkastoo ay arintu cusub tahay hadana majirto cid ku mashquulsan sidii loo xalin lahaa.

Isku soo wada duub oo dadku waxay isweydiinayaan, " nin masaajid weeraray cida uu cafinayo".

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:24 am
by Unclebin-
Source?

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:25 am
by zackabdul
Damn the focking Isse Maxmuud are idiots. They are the same people who freed the prisoners to rescue a murderer. Liqaaye they are the biggest idiots in Majeerteen, they have no morals.. Qabil comes first with them even when dealing with a murderer. I REPEAT IDIOTS Sad

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:26 am
by LiQaaye_TDH
Unclebin...WTF cant you read somali or what Laughing


Zack.. Is it, them mad ones who excuted the dhullo guards.....walle waa ragg

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:28 am
by zackabdul
^^ Exactly, wallahi it's them. They killed a Dhulo and freed the two murderers. FUCK every qabil have their idiots and ours is the Isse Maxmuud

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:28 am
by Karbaash_killa
Zakabdul why do you have an avator which apears to be the Mujaahids of UIC... or is that just a wadaad with his cimaad forced to follow the dhabodhilif way!

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:30 am
by Unclebin-
[quote="LiQaaye_TDH"]Unclebin...WTF cant you read somali or what Laughing


Zack.. Is it, them mad ones who excuted the dhullo guards.....walle waa ragg[/quote]


Link buddy. Provide the LINK.

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:30 am
by zackabdul
Those are Puntland forces in Boosaaso. Shocked But regardless my laf is with the UIC. Jamac Ali Jamac is with Sheik Sharif right now. Laughing

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:32 am
by LiQaaye_TDH
Unclebin....More news from Xaalada Puntland

Mogadisho is more safe then puntland...look what cadde muse just said today because of whats happening in Puntland...


PS...Dont worry its not from and Iidoor website and Waagacusub Laughing Laughing

Madaxwaynaha dowlad goboleedka puntland Mudane:Gen:Maxamuud Muusi Xirsi (Cadde Muuse)ayaa kulan la yeeshay dhamaan saraakiisha amaanka ee dowlad goboleedka puntland kulankaas oo looga hadlay Sudiga guud ahaan amaanka dowlad goboleedka Puntland, oo indhowaale ahaa mid aan aad loogu dhacsanayn.


Madaxwaynaha ayaa saraakiisha kula kulmay xarunta Police ka ee gobolka Bari ,isagoona sheegay in uu kormeer dheeraad ah iyo joogtayn ku samayn doono xarumaha booliiska dhamaan dowlad goboleedka puntland ,si madaxtooyadu u xaqiijiso hab sami usocodka howlaha nabad gelyo ee dowlad goboleedka..

Madaxwaynaha ayaa ku amaanay booliiska howlaha hada ay qabteen,isagoona xusay indhowaan booliiska puntland ay qabteen rag damacsanaa inay wax qarxiyaan laakiinse ma sheegin madaxwaynuhu meesha ay rabeen in ay qarxiyaan iyo cida ay ahaayeen dadkaasi..

Madaxwayne Cadde Muuse ayaa markale ku ceshay in uu siin doono ciidamada amaanka waxyaalaha ay uga baahan yihiin sugida amaanka ,sida aynu la socono madaxwaynaha ayaa safar uu bishii February ee sanadii 2006 ku yimid magaalada Laascaanood ugu balan qaaday ciidamada amaanka gobolka Sool agabyo ay aad ugu baahnaayeen kuwaas oo ilaa hada aan fara lagu hayn..

Cadde Muuse ayaa usheegay saraakiisha Amaanka xukuumadiisa inay jiraan rag doonaya in ay is hortaagaan howlaha mashaariicda hor'umarineed ee dowladiisu doonayso inay ku talaabsato, ragaas oo aanu sheegin kuwa ay yihiin iyo magacyadooda toona..

Warar ay afnugaal ka helayso madaxtooyada garoowe ayaa sheegaya in raga uu madaxwayne cadde muuse ku wargaliyey saraakiisha amaanka inay la socdaan ay yihiin qaar ka mid ah golaha wasiirada dowlad goboleedka puntland kuwaas oo maran ba'ani kala dhexeeyo madaxwayne cadde muuse..

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:39 am
by Unclebin-
Liqaaye

Why hide the link? If you have nothing to fear?

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:41 am
by LiQaaye_TDH
If you actually read it, you would have seen it Laughing

its AFNUGAAL.COM

so what is it Isaaq website now Laughing

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:44 am
by Unclebin-
Afnugaal

The one that writes about dhuul balaarsiga Majerteen?

Those guys aren't serious. A couple of Ciise Riyoole Militiamen are nothing to worry about.

Atleast in Garoowe the mayor is not shot. Unlike the Habar Jeclo guy in Ceelafaweyn

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:46 am
by LiQaaye_TDH
No that was Jidbaale.com

Yeah whats with maleeshiyada.....they are about to take over Garowe, from cadde muse

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:47 am
by Karbaash_killa
[quote="zackabdul"]Those are Puntland forces in Boosaaso. Shocked But regardless my laf is with the UIC. Jamac Ali Jamac is with Sheik Sharif right now. Laughing[/quote]

Ma reer ali gheedi miyaa tahay ? and why was u supporting or defending the dude who murdered your sultaan not so long aog??

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Posted: Mon May 21, 2007 11:49 am
by Unclebin-
[quote="LiQaaye_TDH"]No that was Jidbaale.com

Yeah whats with maleeshiyada.....they are about to take over Garowe, from cadde muse[/quote]


Ciise Riyoole do this when they want to fukk with Cadde. Last time they surrounded the whole of Garoowe and kept the town hostage so they could get fair concessions. Laughing