Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ma dhabaa In Khilaafkii Madaxda Milatariga Iyo Booliska KMG

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Ma dhabaa In Khilaafkii Madaxda Milatariga Iyo Booliska KMG

Postby Hiiraan boy » Fri May 25, 2007 9:02 am

look at dhabadhilifs standing up and the xabashi general sitting down. disgusting

http://afnugaal.com/ktmllite/images/upl ... 0859791678

Ma dhabaa In Khilaafkii Madaxda Milatariga Iyo Booliska KMG Uu Dhex-galay Gabra (Daawo Sawiro)
Warkii 25-May-2007 iyo Qormadii: faytin yare

Khilaaf xoogan ayaa dhowaanahanba ka dhex jiray masuuliyiinta kala haysta ciidamada milatariga iyo kuwa booliska dowlada KMG ah kaasoo ka dhashay xalinta amaanka caasimada muqdisho oo ay ciidamada qaarkood ay amaanka khal khal geliyeen islamrkaana ay baaritaan iyo dhac u gaysteen dadka shacabka ah.

Dadka shacabka ah ee ku dhaqan magaalada muqdisho ayaa tiro ka dhowr jeer ah cabasho xoogan ka muujiyey dhaca ay u gaysanayaan ciidamo qaba dharka loo yaqaano tuutaha oo lagu yaqaano ciidamada milatariga dowlada KMG ah,islamrkaana keentay khilaaf mudo soo jiitamayey oo kala dhex galay masuuliyiinta ay hoos tagaan ciidamadaasi oo kala ah gen,cabdi xasan cawaale qaybdiid oo ah taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed iyo weliba wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaandhiga salaad cali jeelle .

(taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed dhexda ..salaad cali jeelle midig gen,gabra oo fadhiya dhinaca midigta )



Sidoo kale khilaafkan u dhexeeyey ciidamada qalabka sida iyo masuuliyiintooda oo ahaa mid ay dhowr jeer isugu qalab qaateen islamarkaana laga cabsi qabey inuu dhaliyo dagaal ka dhex qarxa ciidamada dowlada dhexdeeda ayaa sida ay sheegayaan warar xog-ogaal ahi waxaa dhex-dhexaadin ku aadan aritaan sameeyey Gen,Gabra oo ah taliyaha ciidamada xukuumada Ethiopia ee dalka ku sugan .



Gen,Gabra oo sida qaalibka ah ay ka amar qaataan masuulyiinta dowlada KMG ahi ayaa ka qayb qaatay arintan khilaafka dhalisay islamarkaana la sheegay inuu isu soo dhoweeyey labadaas kooxood ee ciidamada booliska iyo milatariga taasoo lagu dhawaaqay in laga bilaabo maalinta jimacaha ay ciidamada boolisku la wareegaan amaanka caasimada muqdisho .



Si kastaba ha ahaatee arintan ayaa kusoo beegmaysa xili amaanka magaalada caasimada ah ee muqdisho uu kasii darayo islamrkaana ay dhac boob u gaysanayaan shacabka ciidamo ku lebisan dharka milatariga ,taasoo ay dadka shacabka ahi aragtiyo kala duwan ka bixiyeen halka qaarkoodna soo dhoweeyeen ,qaar kalena ku tilmaameen inay caasimada muqdisho uu ka taliyo gen,gabra .



Yaasiin maxamed cali (faytin)

yaasiinfaytin@hotmail.com

info@afnugaal.com

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 62 guests