Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

aadan koojaar against Beelaha Sade iyo Kablalax peace talk

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

aadan koojaar against Beelaha Sade iyo Kablalax peace talk

Postby Hiiraan boy » Sat May 26, 2007 9:19 am

owlada oo Dhabarka U jeedisay Shirkii Shalay Ka furmay Kismaayo.

News (Radio WidhWidh Muqdisho}27.5-7Masuuliyiinta Dowlada ee ku sugan degaanka Buula guduud ayaa si weyn uga soo horjeestay Kulankii ay shalay ku yeesheen kismaayo Beelaha Sade iyo Kablalax kulankaasi la rabay in lagu soo afmeero khilaafkaadkii ka dhashay dagaaladaii kismaayo ka dhacay 28 April kuwaasi oo geystay Khasaare Naf iyo Maalba leh.

Aadan Cabdi Mataan (Aadan Ogaysiis) o ah Xoghayaha Dowlada Hoose ee Maamulka Kismaayo kana mid ahaa xubnihii Buula guduud ku sugnaa maalmahan dame ayaa ii sheegay mar aan la xiriiray in dagaaladii ka dhacay Kismaayo aysan ahay kuwo dhexmaray laba qabiil balse ay ahaayeen kuwo u dhexeeya laba ciidan oo dowlada kawada tirsanaa waxaana uu tilmaamay in arintan hada larabo in lagu dhameeyo hab qabiil ay haboon tahay in lagu dhameeyo Hab ay Dowladu dhex dhexaadinayso, maadaama buu yiri uu dagaalku dhex maray Ciidamo ka tirsan Dowlada Somaliya iyo kuwo buu yiri diidan Dowlada Somaliya.

sidoo kale adaan ogaysiis waxaa fikir taasi la mid ah la qaba Abaanduulaha Ciidamada ee Qaybta Koowaad Adaan koohaar oo isna saaka hiirtii waabari aan kula xiriiray Khadka taleefanka isaga oo markaasi ku sugnaa meel aan sidaasi uga fogayn deganka Buula guduud ayaa isna sheegay in shirka kismaayo ka socdaa uu yahay mid aan loo baahnayn uusana ka turjumayn dowlada somaliya una cuntameyn, sido kale waxa uu masuuliyiinta dowlada ee ku sugan kismaayo uu aadan koojaar ugu baaqay in ay arinta ay ka daayaan hab qabiil aysana isku daalin laba beelood oo aysan wax colaad ah u dhexeen se loo baahan yahay buu yiri in arinta lagu dhameeyo hab dowladeed.

tan iyo wixii ka dameeyay 23 april waxaa kismaayo banaanka ka joogay masuuliyiinta dowlada ugu sareysay ee ku sugnaa kismaayo ka dib markii uu dagaal ku dhex maray Kismaayo meleeshiyo dowlada ka soo horjeeda iyo ciidamada dowlada somaliya.

waxaana soo baxaya khilaafaad aad u xoogan oo u dhaxeeya masuuliyiinta dowlada kuwooda ku sugan kismaayo iyo saldhiga u yahay buula guduud.

Mahamud Said Salaad News Desk WidhWidh Onlien

S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: aadan koojaar against Beelaha Sade iyo Kablalax peace talk

Postby S-D-M » Sat May 26, 2007 10:33 am

War dad sheeg baa luguyiri ee doqon sheeg laguma oran......


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 43 guests