Ethiopia oo safaarad ka furatay magaalada Muqdisho
Mogadishu 27, May.07 ( Sh.M.Network) Dowladda Ethiopia ayaa maanta waxa ay safaarad ka furatay agagaarka Xarunta Villa Somalia ee Magaalada Muqdisho 16 sano ka dib markii caasimadda Somalia ay la wareegeen ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Ethiopia.
--------------------------------------------
Tigre regime of Ethiopia first invaded Somalia, occupies its capital and now changes the name of its military base in the vicinity of Villa Somalia into ''Embassy of Ethiopia''.
This occupation will not be tolerated, no matter how hard they try to sweettalk about this occupation and permanent military base.






