Page 1 of 2

5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Sun May 27, 2007 8:06 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo loo qaaday Gudaha Itoobiya.

In ka badan 5000 oo asakari oo tarisan ciidamada Maamulka Mbagaati ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa loo daad gureeyay gudaha dalka Itobiya si ay u difacaan Maamulka Zanawi.
Ciidamadaan oo laga daabulayay gaawirda waa weeyn ee loo yaqaan intareega ayaa maalmaahanaa laga qaadayay warshadii kabka oo ay ku xareeysnaayeen. Iyadoo loo sheegay ciidamada la qaadayo in loo wado tababar.

Balse wararka laga helayo ilo ku dhow dhow ciidamada Maamulka Mbagaati ayaa sheegay in ciidamadaan loo qaaday xadka u dhaxeyay Itobiya iyo Eretariya Surprised si ay uga garab dagaalamaan ciidamada maamulka Tigreega ee dagaalka kula jira wadanka Ereteriya.

Halka warar kale ay sheegay in ciidamada maamulka Mbagaati ee loo qaadat gudaha dalka Itoobiya loo geeyay halkaasi in ay la dagaalamaan Jabhada ONLF oo dagaal kula jirta dowlada Itoobiya, jabahada oo guul ka gaartay dagaalada ay kula jirto ciidamada Maamulka Zanawi iyadoo ka qabsatay magaalooyin waa weyn sida laga helay ilo wareer ku sugan Killinka.

Dhinca kale ilaa iyo 1500 oo askari oo ka tirsanaa ciidamada maamulka Mbagaati ayaa ka baxsaday xiraya ay ku jiranaa iyagoo ka cararaya daabuleeynta loo daa buleeynao dalka Itoobiya, iyado ay hanta bilaabaty in la qafaala ciidamada maamulka Mbagaati kadib markii ay bilaabatay in ay ciidamda Baxasadaan.

Si kastaba ha ahaatee ciidamada maamulka Mbagaati ayaa sida muuqata noqday ku difaacaya dalka Itoobiya kana difaacaya weerara ku soo fool leh, waxayn taas ku noqonaysaa maamulka Mbagaati fadeexa hor leh oo daliil u ah in dalka Somalia uu san ka talini Maamulka Mbagati lakiin ay ka taliyaan Maamuka Zanawi.

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Sun May 27, 2007 8:08 pm
by Somali-Transporter
This is To much Wallahi!

What is Next!

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Sun May 27, 2007 8:11 pm
by new-york23
ethiopia is doing its thing now.
pit somalis against somalis and somalis against eritreans.
good plan if i may say so myself. didnt see that one coming. Shocked

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Sun May 27, 2007 8:12 pm
by new-york23
that means alot of mjs and abgals will die in the bushes between eritrea and ethiopia. Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Sun May 27, 2007 8:16 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Laughing Laughing Laughing

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Sun May 27, 2007 8:17 pm
by Somali-Transporter
They will die Everywhere! they go!

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Sun May 27, 2007 8:19 pm
by highclass
Shocked This is getting crazy......Is this fo real ?

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Sun May 27, 2007 8:22 pm
by Advocatar
post the link mayn, I wanna see if it's waaga cusub or her sister mouth piece.... Laughing

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Sun May 27, 2007 8:22 pm
by new-york23
word on the street is ethiopia is gearing up for war with eritrea and it does not plan on using too much of its men..so its time for ina yeey to return the favor by sending his troops to ethiopia. Cool

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Sun May 27, 2007 8:24 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
[quote="Advocatar"]post the link mayn, I wanna see if it's waaga cusub or her sister mouth piece.... Laughing[/quote]

http://www.goobjoog.net/news Laughing

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Sun May 27, 2007 8:39 pm
by Unclebin-
Goobjoog is hutu propoganda.

Laughing @ Cidamadda Mbgathi

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Sun May 27, 2007 8:45 pm
by Somali-Transporter
http://www.shabelle.net/2007/May/n11736.htm#1

This is not Propaganda look at the Picture!!

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Mon May 28, 2007 6:08 am
by DR-YALAXOOW
lets hope war between ethiopia and ereteria will restart soon .and ereteria wins the war. its only hope for somali ever becoming free nation.

first war between those 2 countrys ereteria won the war. ethiopia lost more than 300 000 soldiers.

to liqaaye(( sawirada safaarada ethiopia xamar ka furatey ka waran haddii hargeysa isaaqland ahaan laheeyd meesha ay safaarada ka furatey ethiopia farxad awgeed waad suuxi laheeyd.

isaaqland aka somaliland love ethiopia more than we southersn do.

marka waxba ha noo dhuuman wadani axmaar neceb ha iska dhigshiin calanka ethiopia hargeysa waxaad ka surtey guri ku yaal iyadoon xitaa safaarad aheeyn. jeceyl aad u qabtaan ethiopia awgeed.

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Mon May 28, 2007 6:16 am
by Garvey
That's some nice looking building...I give two thumps up to the archetect who built it.

Re: 5000 oo askri oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Mbagaati oo lo

Posted: Mon May 28, 2007 6:19 am
by Gedo_Boy
oo ma mooryaan Somali la taba barin dagaal ciidan Eritrea la gali doonto

Amxaaro mooryaan Somali yeesan ku lug go'in ....5,000 troops ugu yaraan 4,700 baa ka baxsan doonto Laughing Laughing Laughing