Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
RIIGHAYE
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1356
Joined: Wed Jan 12, 2005 8:25 am
Location: When I recognize the special significance it has for African Americans and the special pride" McCain

Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Postby RIIGHAYE » Tue May 29, 2007 7:56 pm

Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen Jaaliyada gobolka Sanaag, Bari, iyo Jubada Hoose


------------------------------
Minneapolis: Shir ka dhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen jaaliyada Gobolka Sanaag, Bari iyo Jubada Hoose ayaa lagu arinsanayay dib u dhiska Dekeda Laasqorey. Waxaa madasha Shirka Soo abaabuley iskuna soo daba ridey Gudoomiyeha Hay’ada Horn relief ee woqooyiga Mareykanka Ibraahin Maxamed Huruuse (Ibraahin Dheere) waxaana xiriiriye ka ahaa Shirka Dr. Cabdifataax Xuseen Dheere.

Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen boqolaal qof ayaa Ugu Horeyntii waxaa shirka kalmado qiimo leh ku furey Sheekh Abdulqaadir abdi Aadan oo Sadaqada ku booriyey umadii kasoo qeyb gashay yirina “nabiga (c/s/w) ayaa arkey nin geed wadada ka gooyey, kadibna yiri ninkaasi janada ayuu galay. Bal ka waran ninka Deked dhisa oo wadooyin misna sii dhisa. Ajarka aad intaa ka filayso ayaa ah mid aad u badan” ayuu yiri Sheekh Abdulqaadir.



Waxyaabaha dadka ay u riyaaqeen aadna ugu baraarugeen ayaa waxaa ka mid ah Nidaamka ay Horn Relief wax u soo abaabuleen iyo sida ay ugu cusubtahay qaarada Afrika in ay Community “Jaaliyad” dhistaan deked ka madax banaan gacan dowladeed iyo maamul.



Goobtii shirka ayaa waxay dadweynuhu safuuf u galayeen si ay lacagta dib u dhiska dekeda u bixiyaan deeqdaas oo ugu yareyd qafka bixinayay lacag gaareysa KUN DOOLAR QOFKIIBA. Sidoo kale Dr. Abdulqaadir Xirsi ayaa goobtii shirka ku bixiyey deeq gaareysa laba kun oo doolar, wuxuu kaloo balan qaadey lacag gaareysa labaatan kun oo doolar. Dr. Abdulqaadir wuxuu kaloo sheegay in nin walba oo u dhashay beesha Warsangali looga baahanyahay inuu ka badsado lacagta la isku qorey oo ah “Kun doolar” bixiyana ugu yaraan shan kun oo doolar. Sidoo kale Abwaan Cismaan Maxamed Gurey ayaa isna wuxuu goobtaasi wuxuu ku bixiyey lacag gaareysa “shan kun oo doolar”, wuxuu kaloo balan qaadey in uu beesha uu ka dhashay “Jibriil Siciid/Warsangali” lacaga ku aadan bixin doono gabi ahaan.



Waxaa qadka tilifoonka lagu soo xirey madaxa Hay’ada Horn Relief Faadumo Jibriil, oo sheegtey in ay hada Survey labaad loo direy dekeda Laasqorey. Waxay sheegtey in hay’ada Care ay balan qaadey in ay sameyn doonto Cabiraada biyaha, ciida mugeeda, iyo dhagaxa biyaha lagu buuxinaaya iyo dhagaxa noociisa ayay ka faalootey. Faadumo waxay qurba joogta ka codsatey in ay bixiyaan lacagaha, wax qabadka badiyaan, su’aalahana ay yareeyaan oo aan macnaha badan sheegeynin. Dadka dalka gudihiisa jooga ayay sheegtey Faadumo in ay aad ugu howlanyhiin wax qabadka dekeda Laasqorey. Waxaa kaloo isna Qadka telefoonka lagu soo xirey Xassan Maxamuud Samatar oo jooga magaalada Badhan oo isna ka faalooday in ay ku howlan yihiin dhisme maamul loo sameeyo deegaanka Gobolka Sanaag. Mudane Xasan ayaa sheegay in sidoo kale xafiisyadii magaalada Laasqorey oo ay Hay'ada ka howl galidoonto dhisme lagu wado. wuxuu kaloo tilmaamay in ay howlaha badanyihiin iyo sida ay muhiim u tahay in ay qurba joogta kaalintooda kasoo baxaan.



Abwaan Siciid Saalax ayaa suugaan badan ka jeediyey sheegayna in ay Soomaalida dhaqan u lahayn wax isku darsiga sidaa darteed shaki keeni karta wax isku darsiga. Waxaa kaloo gabayo iyo Buraanbur ka jeediyey goobtii shirka Caasha Abdi Axmed oo dareen qiiro galisey dadweynihii kasoo qeyb galay shirka.



Inkastoo aanan halkaan kusoo koobi Karin oo aad uga bogan doontaan sawiro iyo warbixino cod ah dadkii ka hadlay shirkaas oo socday mudo sideed saacadood ah ayaa waxaa ka mid ah: Profesor Maxamud Cabdi Nuur, Generaal Cabdulaahi Ilka jiir, Dr. Siciid Shaacir, Col. Jaamac Shire, Col. Maxamed Cabdi Qaac. Profesor Abshir Aw-yuusuf, Kadiye Cali Huniye, Sahra Maxamed Xaaji, Faadumo Cali Ciid, Caabi Faarax, Gabayre Jaahweyn.


http://www.dhahar.com/article.php?articleid=1421

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Postby DawladSade » Tue May 29, 2007 9:53 pm

Jubbada Hoose yaa ba'day

User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Postby zackabdul » Tue May 29, 2007 9:55 pm

MN = HARTI Majority and Ogaden have some numbers there too.

User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Postby zackabdul » Tue May 29, 2007 9:56 pm

Represenatives from Lower Jubba at the meeting = HARTI Cool

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Postby DawladSade » Tue May 29, 2007 10:01 pm

Waa yahay. Never did we hear of Harti and Jubbada Hoose before Abdullahi Yusuf and never will we hear of it afterwards.

paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Postby paidmonk » Tue May 29, 2007 10:04 pm

^ is completely forgetting Hartiville, AKA Kismayo.

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Postby DawladSade » Tue May 29, 2007 10:08 pm

kismaayo xaal qaado

User avatar
RIIGHAYE
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1356
Joined: Wed Jan 12, 2005 8:25 am
Location: When I recognize the special significance it has for African Americans and the special pride" McCain

Re: Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Postby RIIGHAYE » Fri Jun 01, 2007 6:54 pm

The conference is exclusively the Warsangeli community in MN representing their territories in Lower Juba, Sanaag, and Bari. Access the link to see pictures.

User avatar
RIIGHAYE
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1356
Joined: Wed Jan 12, 2005 8:25 am
Location: When I recognize the special significance it has for African Americans and the special pride" McCain

Re: Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Postby RIIGHAYE » Fri Jun 01, 2007 6:57 pm

[quote="DawladSade"]Waa yahay. Never did we hear of Harti and Jubbada Hoose before Abdullahi Yusuf and never will we hear of it afterwards.[/quote]

When someone just came to know Kismayo at his first learning of a keyboard, then you know that his room is packed with junk up to the ceiling Laughing and if you open it, it tumbles out and dirties the whole area.

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Postby DawladSade » Fri Jun 01, 2007 10:06 pm

kismaayo xaal qaado, ceerigaaba qabso nacnacda daa

User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Postby Sadaam_Mariixmaan » Fri Jun 01, 2007 10:08 pm

come and take from us u pussie ass B1TCHES

paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Postby paidmonk » Fri Jun 01, 2007 10:09 pm

^ no thanks, Marexaan will bite anything that resembles raw meat. Surprised

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Shirka kadhacay magaalada Minneapolis oo ay isugu yimaadeen

Postby DawladSade » Fri Jun 01, 2007 10:11 pm

[quote="paidmonk"]^ no thanks, Marexaan will bite anything that resembles raw meat. Surprised[/quote]

You are not Marehan nor Majerten or Darod. Midgo no allowed.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 89 guests