Ceerigaabo iyo Furitaanka Xafiiska Diiwaangelinta Hubka fudud
Iyadoo ay tahay markii ugu horraysey ee xafiiska diiwaangelinta hubka fudud laga furo gobolka Sanaag ayaa maalintii arbacada (maanta) waxa hoolka shirarka ee xarunta maammulka gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo waxa lagu qabtay munaasibadda furitaanka xafiiskan iyo wacyigelinta bulshada ee sidii ay u diiwaan gelin lahaayeeenhubkooda fudud.
http://www.qarannews.com/show/13578.html
C/laahi Xuseen Darwiish
Qaran News
Ceerigaabo
Representatives from Somaliland goverment , Sanaag governor and Ceerigaabo mayor, also UNDP are attending .





