Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Puntland Oo Qeylo Dhaan U Dirsatay Mareykanka & Ethiopia…

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Puntland Oo Qeylo Dhaan U Dirsatay Mareykanka & Ethiopia…

Postby Hiiraan boy » Thu May 31, 2007 7:40 am

Wararka naga soo gaaraya degaanada Puntladn ayaa sheegaya in Maamulka degaanadaasi ay qeylo dhaan iyo wax ka qabasho u gudbiyeen Ciidamada Mareykanka ee fadhiya dalka Jabuuti iyo Ciidamada Ethiopia, kadib markii ay degaanka Baar-gaal ay gaareen koox aad u hubeysan oo watay 3 doomaha dheereya ah tiradooduna lagu sheegay 45 qof, kuwaasoo warar hoose ay sheegayaan iney yihiin burcad badeed ka qaraabada badda kana soo jeeda degaanadaasi….
Madaxa Arrimaha Gudaha ee maamula Goboleedka Puntland Maxamed Cabdi Xaabsade ayaa sheega sheegay in kooxo xiriir la leh argagixisada oo ka soo kala jeeda Yaman, Pakistaan, Afganistan, Suudaan iyo Soomaali ay degaankaasi soo gaareen kadib ay dageen buuraha silsilada ah ee Goolis, wuxuu intaasi raaciyay iney aad u hubeysan yihiin isla markaasna aysan awoodin maamulkiisa iney wax ka qabtaan, wuxuu codsi u diray Ciidamada Mareykanak iyo Ethiopia iney gurmad isugu jira Ciidamo iyo Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee dagaalka la soo gaareen si looga saaro Kooxahaasi, waxaana maantay degaanadaasi laga soo sheegay in diyaarado dagaal ay dul mereysanaayeen degaanada Gobolka Bari, kuwaasoo la sheegay iney ka soo jeeda Ethiopia

Warar xogogaal ah ayaa sheegaya in kooxahani aysan aheyn kuwa ay tilmaameen Maamulka balse ay yihiin burcad badeed degaanka ka soo jeeda kuwaasoo dhowaan sii daayay Maraakiib ay ku heysteen degaanadaasi oo laga leeyahay Dalka Kuuriya kana qaatay lacag madax fursho ah waxaana la sheegay in ragaasi ay gaareen magaalada Boosaaso, sidoo kale gaari noociisu lagu sheegay surf oo ka tagay degmada Boosaaso uu gaaray degaanka baar-gaal ayna qabteen maleeshiyaadka Puntland kadibna la sii daayay, kaasoo hadda dib ugu noqday magaalada Boosaaso. maamulka Puntland ayaa maalmahaan waxaa soo food saartay caqabado badan oo la xiriirta dhaqaale la lunsaday iyo is mari waa u dhaxeeya halka maamulku u ku shaqeynaayo iyadoo Madax Maamulka Punltand oo ka gaco jiiday inuu ku shaqeeyo Magaalada Garoowe, isla mar markaasan xiisado ba'an ay u dhaxeeyaan siaga iyo Ganacsatada degaanka kuna saabsan heshiisyo uu la galay Shirkadda Al-Jaabir, isku soo wada duub waxaa dad badni ay aaminsan yihiin in xiisadani looga dan leeyahay sidii bulshada degaanka looga sii jeedin lahaa mishaakilka Maamulka, isla markaasna xaal dagaal loogu abuuri lahaa loogu keeni lahaa degaanka Ciidamo Ethiopian ah.

User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: Puntland Oo Qeylo Dhaan U Dirsatay Mareykanka & Ethiopia…

Postby highclass » Thu May 31, 2007 8:08 am

[quote]Wararka naga soo gaaraya degaanada Puntladn ayaa sheegaya in Maamulka degaanadaasi ay qeylo dhaan iyo wax ka qabasho u gudbiyeen Ciidamada Mareykanka ee fadhiya dalka Jabuuti iyo Ciidamada Ethiopia, kadib markii ay degaanka Baar-gaal ay gaareen koox aad u hubeysan oo watay 3 doomaha dheereya ah tiradooduna lagu sheegay 45 qof[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing


Do you actually believe in this??


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 42 guests