[quote="TarraQ"]Naaima,
Ilaahey ha inii siyaadiyo adinka iyo deriskaba abaaydiis, lool. Warkii ugu horreeyey ee fiicnaa adigaa noo soo gudbeyey, mashallah.
*zabah,

, kaali adiga old maa tahe walashiis neefta maxaa kugu dhejiyey, maraqa, iyo hilibka ariga badso waa fiicnaaneysaa hadii alla idmo

[/quote]
abow duqan ahay noh o abotada kufaeh noh, inle tujiyo o lay daligo mehe mkacikaro noh...marka jimisi lo ubahahay to decrease that shortness of breath..
