Wararka naga soo gaaraya degaanada Puntland ayaa sheegaya in Maamulka degaanadaasi ay qeylo dhaan iyo wax ka qabasho u gudbiyeen Ciidamada Mareykanka ee fadhiya dalka Jabuuti iyo Ciidamada Ethiopia, kadib markii ay degaanka Baar-gaal ay gaareen koox aad u hubeysan oo watay 3 doomaha dheereya ah tiradooduna lagu sheegay 45 qof, kuwaasoo warar hoose ay sheegayaan iney yihiin burcad badeed ka qaraabada badda kana soo jeeda degaanada Puntland….
Puntland says:
Anagu rag miyaad na moodeen?
Rag wa ladin haaya(Ethiopia, USA)





