BREAKING NEWS TFG attack neigborhod steal and wound little g
Posted: Thu May 31, 2007 1:12 pm
Xaafada Gubta oo Galabta baabuur tiknika iyo qooqan ciidaamo ku libisan Tuutada DFKMG ay ka aruursadeen Moobeladii maqayaada CiiseCabdi iyo Taliyahii Ciidamda DFKMG ee Xaafada Gubta oo la qafaashay
Muqdisho
Ciidamo xoogan watana baabuur Cabdibile ah oo saaran qoriga Dhashiikaha loo yaqaano iyo baabur qooqan ah oo laba shirey ah kuna libisan tuutada ciidamada DFKMG ayaa weerar ku soo qaaday galabta casirkii maqaayada Xinbil kuna taal xaafada Gubta dhinaca garaashta qeybta Ciise Cabdi kuwaas oo ka qaatay 5 moobeel dadkii uu soo shaahiga tagay maqayadaasi.
Sidoo kale waxey ka qaateen Qorigii uu sitay iyo Bistoooladiisii taliyaha ciidamada xaafada Gubta ee DFKMG iyagoona horey u sii kaxeystay taliyayaasi magaciisa lagu magacaabo xiindheere .
Lama oga sababta keentay weerarka xiligaan ay ku soo qaadeen xaafada Gubta ciidamo ku hubeysan baabuurta dagaalka kana tirsan ciidanka DFKMG ,dhacadada ay sameyeen ciidamada DFKMG kuna qafaasheen taliyaha ciidamada DFKMG ee xaafada Gubta ayaa laga yabaa in ay tafaraaruq ka dhex abuuto ciidamada Dowlada madaama ay ku dhisan yihiin Hab beeleedyo .
Magaalada Muqdisho ayaa wax amaan ah ka jirin waxii ka danbeyey la wareegida ay la wareegeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFKMG waxaana dadku ay leyihiin waxaa wanaagsaneyd xiligii ay ka talinaayeen magaalada Muqdisho hoogamiya kooxeedyadii madaama ay sheegayaan in xiliwalba ay socon jireen xiligaana ay Qoraxda inta aysan dhicin ay u hooyadaan qof waliba hooygisii
Dhanka kale xaafada Towfiiq ayaa caawa lagu dhaawacay gabar yar oo 8 jir ah laguna magacaabo Saharo xili ay kooxo tuuga ay gurigeeda horteeda ay hooyadeed iyo Adeerkeed oo loga qaadanaayey Moobeel ka dibna hooyada ku carartay gurigeda oo ka ag dhawa goobta looga furanaayey gabarta hooyadeed ayaa lagu magacaaaba Qamar iaygoona kooxdii tuugada ahaa ay kadaba rideen xabad kadibna ay ku dhaawacntay Sahra yarey iyagoona kooxii tuugada ahaa ay horey ugu sii qaateen Adeerkeed moobeelkii uu sitay , Dhaawaca Saharo ayaa la geeyey isbitaalak Xangul oo kuyaal agagaarka warshada sigaarka iyo Taraqa