costa markabka weeynin badanaa.. well done somalida maraakiibta afduubta.
bal maxaakiimtii islaamiga markeey wadanka heeysteen wax markab la afduubanaayey ma jirin.
law and order ayaa jirey.
axmaaro+goerge fagggot bush dabadhilifkooda oohinta ha joojiyaan tuugada tuugadu dhashey.
wax markab badweynta india mari karaa ma leh waa banad