How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by DawladSade »

??
musika man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5661
Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by musika man »

^^^^

man, you should invade somaliland.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by DawladSade »

Masuul Sare: Waanu weeraraynaa argigixisada Buulo-Guduud hadaysan joojin dilalka
Posted by abu-raas
Sunday, June 03 @ 02:11:25 PDT
Topics Warar aanu ka helay maamul beeleedka magaalada kismaayo ayaa ku eedeeyey falalka dilalka iyo isku dayada beryahanba ku soo cusboonaaday Kismaayo inay ka dambeeyeen maleeshiyo beeleedka ku sugan Buulo-guduud. Mas'uul diiday inaanu magaciisa shaacino ayaa sheegay inuu eedda dusha uga tuurayo ciidamada dhawaan laga saaray Kismaayo.

Dilkii loo gaystay taliyihii nabadsuggidda Kismaayo Maqtal Gaa-gaa iyo isku daygii dilka ahaa ee lala beegsaday taliyaha booliiska Shanfool ayaa ahaa mid qorshaysan oo looga dan leeyahay in la khal-khal galiyo amaanka Kismaayo, lana rabo in mar-marsiiyo loogu helo si weerar ciidamada itoobiyaanku ugu soo qaadaan kismaayo ayuu raaciyey mas'uulkaas eedayntiisa.

Shirqoolada noocaan oo kale ah ayaa loo malaynayaa inay yihiin kuwo qorshaysan oo ujeedo laga leeyahay.

Mas'uulkaas waxaa uu ku hanjabay inaysan u dulqaadan doonin ficilada noocan oo kale ah, isla markaasna ay weerari doonaan argagixisada ku sugan Buulo-guduud.

Magaalada Kismaayo ayaa ah mid aanan amaankeeda iminka la isku halayn karin, kana sii daraysa maalinba maalinka ka dambeeya.


Abu-raas
Nairobi
Gedoweb Online
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by new-york23 »

you have tried twise,both times you got the finger,but hey third time is the charm right?. Cool

we are still waiting to see hiraale make his move for kismayo like he promised. Laughing

ooh yeah did you hear that the wopeANS you were trying to send to huraale we cought them before they got to him.tough brake huh?

Gaari hub siday oo lagu qabtay deegaanka Buulo-gaduud
Fri. June 01, 2007 04:13 pm.- By Abdiaziz Mohamed Warsame. - Qof u dir warkan

(SomaliNet) Gaari xamuul ah oo ku sii jeeday magaalada Kismaayo, isla markaana la sheegay inuu hub u siday Kismayo ayaa lagu soo waramaya in lagu qabtay hub uu waday gaarigaasi.

Wararka naga soo gaarayo deegaanka Buulo-gaduud ayaa sheegaya in ciidamada ku sugan deegaankasi ay gacanta ku dhigeen gaari hub u waday magaalada Kismaayo kadib markii ay ciidamadu baaritan ku sameeyeen gaarigaasi u socday dhanka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose.

Hubka lagu qabtay gaariga ku sii jeeday dhanka magaalada Kismaayo ayaa la sheegayaa inuu isugu jiray hubka nuucyadiisa kala duwan, iyadoo magaalada Kismaayo ay maal-mihii tagay ka ka jireen iska hor-imaad dhanka maamulka, taasoo sababtay in mamaulkii ay dowlada federaalka Somalia u soo magacaawday ay magaalada Kismaayo isaga soo baxeen, iyadoo ay hogaamiyayasha dhaqanka ee beelahab wada dego magaladaasi ay wadeen dhex dhexaadin lagu doonayo in lagu nabadeeyo beelaha qaar ee ku sugan deegaano ka mid ah Kismaayo.

Hubka lagu qabtay deegaanka Buulo-gaduud ee ka tirsan Kismaayo ayaa abuurikara inuu sii xoogeysto qilaafkii ka dhex jiray beelaha qaar ee ku dhaqan deegaanadaasi, iyadoo la wada og soon yahay in beelaha Sadde iyo Majeerteen uu ka dhex oognaa iska hor-imaad ku saabsan dhanka gacan ku heynta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose.

let me guess you finna say s-net news is not to be trusted eaither. Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by DawladSade »

what a retard Laughing that was one car, waxaan lahayd wagardhac and it was destined for xamar to be sold besides wa lasoo sii daayey gaarigaas as my adeer was told from kismaayo, ma hantideenaa lasii haysan lahaa? wagardhac kol hore bay idin weerari lahayd wallahi Laughing
Last edited by DawladSade on Mon Jun 04, 2007 1:21 am, edited 1 time in total.
User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by Advocatar »

fight other mareexans but what-ever you do, dont fuk with wagardhac...............rule numero uno. Laughing
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by new-york23 »

[quote="DawladSade"]what a retard Laughing that was one car, waxaan lahayd wagardhac and it was destined for xamar to be stoled. besides wa lasoo sii daayey gaarigaas as my adeer was told from kismaayo, ma hantideenaa lasii haysan lahaa? wagardhac kol hore bay idin weerari lahayd wallahi Laughing[/quote]

adiga waligaa my aabo iyo my adeer ku wad sheekada..your aabo and your adeer will surelly not want to tell you bad news..i advice you seek better way to get your info.
you are locked in a tight spot..no entry and definetly no exit.
since you are all over the place claiming to be victorious shouldnt you have space to breath and make moves?
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by wadaniweyn1 »

dawladsade Sad Sad Sad u should have took over buulogadud long time
ago bro , meshaa waxaa jooga dumar majiraan ah oo kaliyahay Laughing

waar ninyo wassa majiraan triator's and then rape there xaarbaashi
husband's Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing. calanka naa ka taga meshaa
i heard the xaarbaashi one baa ka tagan already eh.



musa issaqson somalia somalia somalia somalia
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by DawladSade »

wadani, waxaan sugeynaba waxaa weeye inay nagu soo dhaqaaqaan..kismaayo inaan sifeyno bilo yaan go'aansanay lakin waxaan sugnay ilaa ay si fiican nagu soo dhaqaaqayeen markay nagu soo dhaqaaqeene 15 daqiiqo yaa lagu kala tagay, hadana wax yar sug hawlgal yaa meeshaa buulogaduud laga qabane Laughing
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by new-york23 »

[quote="DawladSade"]wadani, waxaan sugeynaba waxaa weeye inay nagu soo dhaqaaqaan..kismaayo inaan sifeymo bilo yaan sugayne lakin waxaan sugeyne ilaa ay si fiican nagu soo dhaqaaqaan, hadana wax yar sug hawlgal yaa meesha laga qabane Laughing[/quote]

hadii laguu gu soo dhaqaaqo dee sheeKAda waa bas iyo biyo kulul.

odey reer kooshin ah ayaa yiri.
"HADII LA IS DACWEYO KUU DRAN"
"HADII LA IS DACADEEYO KUU DARAN"
"HADII LA IS DAAYO KUU DARAN"
"HADII LA IS DAGAALANA KUU DARAN"

I CAN SEE THAT YOU HAVE BECOME WHAT WE CALL INTERNET THUG.
BUUQ IYO BEEN IYO FAAN AAN LUGA LAHEYN AYAAD KU MASH QUUSHAY.let me know when huraale leaves that dry village that his not even wanted in.
you think i dont know that the your own ugaas told him to bounce?

keep me updated. Cool
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by DawladSade »

new york, i wont waste my time since all the ogaadeens here have proofed the stereotype doqonkii ogaadeen right but let tell you this Kismaayo is the prize and beesha Sade is in control of it, nothing else matters qabsada hadaad rag tihiin Laughing
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by new-york23 »

[quote="DawladSade"]new york, i wont waste my time since all the ogaadeens here have proofed the stereotype doqonkii ogaadeen right but let tell you this Kismaayo is the prize and beesha Sade is in control of it, nothing else matters qabsada hadaad rag tihiin Laughing[/quote]

the doqon ogaden thing has lost its touch..sorry.
kismayo has been in your hands for nine years,it took 15 minutes to get you out.you do the math.
if you truly belive that kismayo is something you can defend with a starving rag tag malitia who most of them are defecting due to lack of funds,than you should own the COPY RIGHTS to the title doqon. Cool

the irony of you calling ogs here doqon when you are privet messaging me complaining about guhad being mean to the ilkayar gulehood. Cool Cool Cool Cool Laughing Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by DawladSade »

[quote="new-york23"]
kismayo has been in your hands for nine years,it took 15 minutes to get you out.
[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Abdination
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 361
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Gurigeyga baan jooga

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by Abdination »

Hands down HG. Marehaan only fought HG and that was probably it so naga joojiya faaqda iyo niicda.
Abdination
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 361
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Gurigeyga baan jooga

Re: How long until Beesha Sade invades Buulogaduud?

Post by Abdination »

Wrong thread baan gale. fo(k you can't deleted these posts.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”