Postby Xusseyn » Tue Jun 05, 2007 1:19 pm
[quote="Fale"]Xuseyn
Xarafka "KH" ma waxaa loo sameeyay erayada Af-carabiga ee ka midka ah af-Somaliga. ?[/quote]
Ma ogi runtii, Af-Soomaaliga degegdsiimo ayaa lagu qoray ila tahay.
Waxaanse maqle marka la qoraaye in dad ay wateen farta Carbeed kuwaas oo loo diide sababtoo ah si degdegsiimo ayaa loo rabay in loo furiyo qorista afka, dalkana markaas waxaa yaalay makiinadaha qora farta aan qorno.
Waxaase lagu qanciyeye kuwa Carabiga watay in Soomaaliga loo habeeye sida alifbeetada Carabiga: Ba, Ta, Ja, Xa.
Mase hubo in taas kaliya loogu daray.