Jun 06, 2007 By:
Abu-Dabi(jidbaale.com):-Waxaan U mahad naqayaa Anigoo ku hadlaya Magaca Qurba joogta Hayaag Dhamaan Dadka Reer Hargeysa iyo Burco Iyo Reer Putland ee Sida Xun uga naxay Mashaqadii Maalintii Jimcaha ka dhacday Magaalada Buuhoodle . oo ay ku jiraan Reerkii Mashaqadu Na Dhex Martay.
Waxaanu si gaara oo Gacaltooyo leh ugu Mahad celinaynaa uguna soo dhawaynaya Magaalada Buuhoodle Abowaanka Somaaliyeed ee qiimaha badan ee Ergrooyingkaa Hogaaminay, Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi).
Waxaanu kale oo u mahad celinayanaa Ergooyinka uu madaxda ka Yahay Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulka Puntland MD Mohamed Cabdi Xaabsade, kuwaas oo ka soo gurmaday Laga Bilaabo Raas Kaanbooni Ilaa Lawyacado . Ergooyinkaa oo ah:- Abwaano, Wasiiro, Boqoro, Garaado, Salaadiin , Cuqaal. Iyo dad badan oo Ehlu Khaira. Waxaanu kale oo u mahad celinaynaa Xafiiska Akadamiyada Nabada iyo Horumarka ee Magaalada Burco.
Reer Somaliland Iyo Reer Puntland Waxaan leeyahay waa Dhaqankeenii Wanaagsanaa ee aynu u wada dhalanay .. Ilaahayna Raaliga ka yahay inaynu, Masiibooyinka isaga gurmano.
Shucuurtaa wanaagsan iyo gormadkaas aad labada Beelood ee walaalaha ah aad ugu gurmateen, ((Waxaanu ku qoraynaa Buuga Taariikhaha) Taariikhahaas Wanaagsan oo soo jireen ahaa .
Ilaahayna waaxaanu ka baryaynaa inuu Ergadaas Ilaahay u fududeeyo Hawshaa ay u tageen .. Guul iyo Nabd waartana ka gaadhaan.
Abowaanka Sharafta lehna Waxaan leeyahay (Allaa Macak Waman Macak) Guryihii aad ka timaadeena Ilaahay ha idinku nabad celiyo idinkoo guul sida)
???? ??? ??? ??? ??????? ???? ?????? .. ??????? ?????? ??? ?????? ??????? ?????? ??????
Halkan Tix yar oo Gabaya oo af Carabia ayaan u tiriyey Ergooyinkaa sharft leh ee uu Hogaaminayo Abwaanku
???? ??? ????? Abu Hadra???? ?? ?????
?? ???? ????? ?? ????? ?? ???
????? ????? ?? ??????? ???????
???? ???? ??????? ??? ???
?????? ? ????? ????? ??????
???? (???????) ???? ????? ?????
?? ??? ????? ????? ??? ????
???? (??????) ?????? ?? ????
??? ?????? ???? ????? ??????
???? ????? (?????) ???? ???
?????? ??????? ??????? ?????
?? ??? ?????? ??????? ??????
???? ??????? ?? ???? ??? ???
???? ??????? ???? ?????? ???????
??? ????? ?????? ?????? ??????
?????? ?? ??????? ?????
??? ???? ??? ?? ????? ????
??? ???? Samater?? (?????) ??????
???? ?????? ?? ?????? ???????
????? ???? ??????? ?? ???
???? ????? ???????? ??????
???? ???? ????? ?????



