I have noticed a serious trend around here. The majority of men on here degrade and downright disrespect women day in and day out. Meshaan habeen iyo maalin walba gabdhaha baa loogu caaya, waa na lagu xadgudba big time. Kuwan caayayo Gabdhaha kale ogaada inaad hooyadiin misa walaashiin wax ka sheegaysan, marka those who degrade women, " I rather not mention names, you know who you are" waax iskufala oo iska dhaafa saqajaanimada, shame on you.
Gabdhaha Somaaliyeed waxay layhiin sharaf iyo aqlaaq, marka don't hate appreciate.
