Page 3 of 3

Re: BBC's best anchorman C/Salaan Hereri moves to VoA

Posted: Fri Jun 15, 2007 2:41 pm
by DR-YALAXOOW
XIDIGTA queen of england waa ku nacdey even xitaa markaad dhahdey queen is our mother waxba kuma aadan helin qaldaanoos Laughing Laughing Laughing

BBC=HAWIYE RAdIO ahahahahahahaha all qaldaamiiin waan ka eryeynaa meesha Laughing Laughing Cool Cool Cool Confused Confused

iska OOOOY Cool Cool Cool

Re: BBC's best anchorman C/Salaan Hereri moves to VoA

Posted: Fri Jun 15, 2007 2:46 pm
by LiQaaye_TDH
Bal caqliga Dameerkan Iyaan ina tusaya.... Kan isku Sheegay Yalaxow wa 36 years old Laughing Caqligiisona waxu la simanyahay 8 jir Laughing

Queen this Queen that. War Hooyada Queenta uu sheeg...


Costa.. I Dont think Isaaq are against Yusuf Garaad for any political reasons, Meeshi BBC Somali wuu Yara Qaribay bes.. Laakin Darood are Against Yusuf Garaad Big time, they even made a Demostration in front of the Bush House in London Laughing

Re: BBC's best anchorman C/Salaan Hereri moves to VoA

Posted: Fri Jun 15, 2007 2:48 pm
by DawladSade
Bashkash jug soo dhacay is ogaadeen.

Re: BBC's best anchorman C/Salaan Hereri moves to VoA

Posted: Fri Jun 15, 2007 2:58 pm
by DR-YALAXOOW
BASH kash jug soo dhacey waa garre aint ogaadeen.

liqaaye war qaldaaan sababta kaliya ee aad mudane yusuf garaad uga maseeyrsan tihiin isaaqiina waa hal fikrad. taasoo ah isaaqa inay aaminsan yihiin inay soomalida kale ka xigaan ENGLAND. sababtaa kaliya waaye.

oohinta liqaaaye adiga iyo masaakiinta aad isku qabiilka tihiiin waxay moodana in GAALKA futada cad england inuu soomalida kale yaqaan ama uu kala jecel yahay.

liqaaaaye BBC yuusuf garaad wuxuu gaarsiiyey horumar aysan waligood gaarin .

yuusuf garaad wuxuu sameeyey radio FM dhamaan gobolada somalia hargeysa boosaaso baydhabo xamar marka qardha kismaayo.

radio yaashaa FM dhamaantood lacag DOLLAR ayey ku qaataan .

yusuf garaad wuxuu shaqaaleysiyey shaqaalo aad u farabaddan qaasatan shaqaalaha ka shaqeeya gudaha somalia.

barnaamijyada BBC tayadooda ayey aad u kordhiyey

yuusuf garaad sababta kaliya madaxda looga dhigey maaha qabiil waa waa aqoontiisa.
yuusuf garaad waa ninka kaliya ee master degree Journalism ka heeysta wariyayaasha bbc u shaqeeya.

yuusuf garaad waa ninkii miskiinka qaldaanka cawke ugaanda qaxooti ku ku rafaadsan shaqo uga qalqaaliyey BBC waliba shaqo joogto ah.

yuusuf garaad horumar aad u balaaran ayuu garasiiyey BBC.

LAAKIIN gabdhaha isaaqa iyo hes arab cousin darood waa maseeyrsan yihiin maseeyr aad iyo aad ah.

qaasatan BRITISH WANNA BE ISAAQA maseeyr iyo calaacal ayey la fadhi waayeen.

Re: BBC's best anchorman C/Salaan Hereri moves to VoA

Posted: Fri Jun 15, 2007 3:03 pm
by LiQaaye_TDH
Bal Hadda Maxaad Ku Hadashay Nin Weyn Iyo Ilaahay ka dhigaye?

bahal Xaara Intaad Nogo sii daysay, Iyaad England Caqligaagi Lix Saac Aaha ka Dhamaan Waayay Laughing

Re: BBC's best anchorman C/Salaan Hereri moves to VoA

Posted: Fri Jun 15, 2007 3:12 pm
by DR-YALAXOOW
liqaaye websiyada qaldaanlers waan akhriyaa runta ayaa ku dhibeysa miskiin.

yuusuf garaad hatred walaahi waxaa ku baddan isaaqa waana sababta aan kalmada england england ugu celcelinayo waa inta aan kuu sheegay kaliya .inaad moodana gaalkaa cad inaad ka xigtaan somalida kale.

bal qaldaan waxaad tiri wuu qaribey bbc mr garaad bal car hal qodob caqli ah inuu bbc ku qaribey sheeg ??

haddii aad qaribaad u taqaanid maseeyrka ah wariyayaal hawiye ayuu qorey muxuu isaaq u qori waayey calaacalkaas!

taa jawaabteedu waa orod iska ooya!!

Re: BBC's best anchorman C/Salaan Hereri moves to VoA

Posted: Fri Jun 15, 2007 3:21 pm
by LiQaaye_TDH
War Ninyow intaad Doontid England iyo Queenad ku waalo, Ilaahay Waxu Iga dhigay Nin Reer Sheikh Isxaaq, Xarkayagi iyad la siman tahin, taas ogow, Wax Alaala Wax Aad Tiraahda oo ii dhibaya ma jirto, Waayo Dad manta Ada Iya Ugu Liita.....

Markad levelka Yaga Gaadhid, ila Hadal....

Bal eeg, Maanta Dadkiini iyay Somali Maxamed OO dhani Lacag uu uruurinaysa

Dadka Gaajada Uu dhimanya waa idinka

Mamul Yar Qofka Sameysan kari waayay waa idinka

Tuulo Ninka Xukumi Kari waayay More then a week wa idinka

Idinku Muslim Isko Sheegaya, Falalka Ugu xun ee Ka baxsan Bila aadnimada iyo Sharciga Islaamka idinka iya geysta

Lama Soo Koobi karayo Dameerow, waxad Tahin....

waxan Tolo ma waxa keenaya Slaverigi Talyaanigu inugu Hayay? Garan waayay anigo Surprised

Re: BBC's best anchorman C/Salaan Hereri moves to VoA

Posted: Fri Jun 15, 2007 3:35 pm
by DR-YALAXOOW
waryaa marka hore dumarka ayaa faana ee faanka maskiinka ah jooji.

second waxa ka jira koonfurta somalia maaha wax u gaar ah qabiil gaar ah
waad la socotaa koonfurta somalia waxaa ku soo duuley ethiopia 70 million iyo mareykanka maaliyad saanad milatari ku taageerayo.
dadka aad tiri gaajo u dhimanaya waa habaar waa sheekadii aad aqoonsiga ku raadin jirteen waxba kama jiraan.

waa jiraan dad 70 million ciidanka ethiopia duulaan ku ahaa mujaahidiinta hawiye dagaalkaa awgiis dad magaalada banaankeeda uga qaxey.

hawiye laandheerinimo heer uu ka gaarey waaxaa la dagaalamey 70 million ethiopian +mareykan
awoodaa ayuu jilibka u dhigey, mana calaacalo.




waxay kuu tahay doqinimo bantustan qabiiland isaaqland inaad ku faanto burco ilaa hargeysa.

waa anigoo ku faaney jawhar ilaa ceeldheer abgaalland aan ku iraahdo 16 sano nabad ahey aheeyd, waa intaa wax kale meesha kuma heeysid.

degmada burco togdheer ah haddii aad dhinaca konfureed 40 km uga baxdo isla gobolka togdheer waxaa taal isbaarada qabiilka dhulbahante.


liqaaye waxaa tahay nin meel waliba la taagan waa leey xasuuqey ,gaal waliba ay u taqaan yiraahda waa nala kufsadey.

shame on you.

gabdhaha soomalida!!

Re: BBC's best anchorman C/Salaan Hereri moves to VoA

Posted: Fri Jun 15, 2007 3:53 pm
by Ugaas Diini
Wasn't my abti Cabdullahi Xaaji chairing the BBC not that long ago? I don't even listen to the BBC wallahi......but I find that sijiu Ahmed Nairobi something very funny...... Laughing Laughing

Re: BBC's best anchorman C/Salaan Hereri moves to VoA

Posted: Fri Jun 15, 2007 5:07 pm
by Lord Diplock
'Bashkash jug soo dhacay is ogaadeen' no he is not. Neither is he Garre.

He is Degodia but has lived all his life in Garissa town, he has grown up among Ogaadeen.

Re: BBC's best anchorman C/Salaan Hereri moves to VoA

Posted: Sat Jun 16, 2007 12:23 am
by KUN-DILE
Xidigta
I am not really sure which subclan Hereri is but definitely you are right he is one of the many Cabdalle Ismaciil subclans

Ina Shekh Dalmar and the legendary Ina Dixood (the Brother of Cumar Dixood the Arab man) were both the best. Other big names that retired include Mr. Abdullahi Hassan Fadal


"aden nuux dhuule waa gadabuursi waliba waa reer borama "

Adan Nuux Dhuule waa nin habaryoonis ah. He used to work for the Saudi Arabia Airline before he joined the BBC in the 1970s.