[quote="Cilmiile"]Hiiraan Boy hates Dhulbahante because they lorded it over the Xawaadle when Dhulbahante darwiishes led by Mujaahid Maxamuud Macalin Cagadhiig invaded Hiiraan and built forts in Beledweyne.[/quote]
1910kii Maxamed Macalin Cagadhiig (Dhulbahante) taliyihii Daraawiishta Beledweyne Iridda-Aamiin ayaa dhowr boqol oo Xawaadle ah iyagoo nool webiga ku hafiyey,
raggaas yaxaaska ayaa cunay oo raq iyo ruux meel ay jaan iyo cirib dhigeen lama arkin.