Page 1 of 1

BREAKING NEWS 350 RAXANWEYN OO KU BIREY AFGADUUD ARMY

Posted: Wed Jun 20, 2007 10:17 am
by Hiiraan boy
Xaalada Kismaayo oo kacsan iyo Ciidamo soo gaaray dhinaca Buulo gaduud
Posted to the Web Jun 20, 17:06


Kismaayo:-Xaalada magaalada kismayo ayaa kacsan maalintii labaad ka dib markii halkaas laga dareemay xiisad colaaded oo ay labada dhinacba u hub uruursanayaan sidoo kale waxaa gabi ahaanba maalintii labaad albaabada u laaban dhamaan goobaha ganacsiga ilaa iyo hada wali ma jiraan wax dagaal ah oo dhacay marka laga reebo mid shalay galab ku dhex maray labada ciidan banaanka goobwayn.

Sidoo kale maanta waxaa gurmad soo gaaray ciidamada ku sugan deegaanka buulo guduud gurmadkaas oo ah dadka deeganka ee ka soo jeeda degmooyinka Xagar iyo Buaale ciidamadaas oo gaaray ilaa 350 askari oo taageero u haya Gudoomiya magaalada Kismaayo.

Dhinaca Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda Abaabul ay wadaan Taageerayaasha Bare Hiiraale sidoo kale waxaa qalibmay gaari nooca tiknikada ah oo loo yaqaan ZOO kaas oo ay lahaayen ciidamo beeleedka ku sugan magaalada kismayo .

Sida la og yahay waxaa dagaalkii shalayu ku geeriyootay in ka badan 7 qof iyo dhowr dhaawac ah xaalada magaalada kismaayo ayaa waxay qarka u saaran tahay inuu ka qarxo dagaal qaraar oo dhex mara labada dhinac ee isku haayo gacan ku hayn magaalada xeebtaha ah ee kismaayo

Cabdi yare
Kismaayo

Re: BREAKING NEWS 350 RAXANWEYN OO KU BIREY AFGADUUD ARMY

Posted: Wed Jun 20, 2007 10:17 am
by Hiiraan boy
shit i dont think this is good

too many qabiils involved

Re: BREAKING NEWS 350 RAXANWEYN OO KU BIREY AFGADUUD ARMY

Posted: Wed Jun 20, 2007 10:17 am
by Sadaam_Mariixmaan
it is on baby

Re: BREAKING NEWS 350 RAXANWEYN OO KU BIREY AFGADUUD ARMY

Posted: Wed Jun 20, 2007 10:21 am
by DawladSade
[quote="Hiiraan boy"]Sida la og yahay waxaa dagaalkii shalayu ku geeriyootay in ka badan 7 qof
[/quote]


dude, can you stop posting from unreliable sites?

xagar and bu'aale are not raxanweyn, waa ogaadeen towns

Re: BREAKING NEWS 350 RAXANWEYN OO KU BIREY AFGADUUD ARMY

Posted: Wed Jun 20, 2007 10:22 am
by ORGEONES
Good news for reer Kismayo, viva Calaanleey!