Page 1 of 2

Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 2:33 pm
by Sadaam_Mariixmaan
the Sade Warriors are coming for some Majeerteen ass [NO HOMO] and i know why Reer Xassan did that Shir 500 hundred Reer Xassan from Gedo are coming KKKKKKKKK

Wararkii Ugu Dambeeyey Iyo Magaalada Kismaayo
Jun 20,2007
by Kismaayo-GEDO-NN
Wararka ugu dambeeya ee ka imaanaya degaanada ay isku horfadhiyaan maleeshiyo beeleedka taabacsan Col.Afgaduud iyo Col.Koojaar iyo kuwa guutada 3aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa sheegaya inay maleeshiya beeleedkii dhanka Buulogaduud ay dib uga baxeen ilaa iyo 5KM goobtii ay shalay soo dageen oo u dhow degaanka Luglow.

Saraakiisha ciidamada guutada 3aad ayaa xaqiijiyey dib u gurashada ay sameeyeen dhanka kale, iyada la arkayey 3 tikiniko oo wateen maleeshiyadii Buulogaduud oo baneeyey agaagii hore ee ay fadhiyeen. Dib u gurashada ay sameeyeen ayaa la ogeyn sababaha ka dambeeya xilli ay labada dhinac isku soo jirsadeen ilaa saaka aroortii wax ka yar ilaa iyo 2KM oo ay isku muuqdeen.

Boqolaal ka mid ah ciidamada guutada 3aad oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa tan iyo xalay laga daadguraynayey iyaga oo la isugu geeyey degaano kale oo ay ka gaabsadeen saraakiishii hogaaminaysa ciidamada. Dhanka kale, warar laga soo xigtay saraakiisha ciidamada guutada 3aad ayaa sheegay inuu Col.Afgaduud iyo labo gaari oo weheliso ay ka baxeen degaanka Buulogaduud oo ay iminka uu ku sugan yahay goob 10KM u jirta degaankaasi oo dhinaca Muqdisho ku aadan.

Si kastaba ha ahaatee, ma jiraan wax dadaalo ah oo la doonayo in lagu qaboojiyo colaadaha ka aloosan magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda, iyada oo laga cabsi qabo in labada dhinac ay dagaalo ka fool fool ah ay isaga horyimaadaan.

Dhinaca kale, gaari nooca loo yaqaano Jameska oo ay saarnaayeen ciidamo ka baxay magaalada Kismaayo oo goostay fariinka ayaa sababay dhimasho labo ka mid ah ciidamada guutada 3aad iyo dhowaacyo soo gaaray dhowr ka mid ah ciidamadaasi sida uu sheegay uu Gedonet u sheegay mid ka mid ah taliyaasha ciidamada guutada 3aad ee ku sugan magaalada Kismaayo.

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 2:35 pm
by DANGIRL
Rolling Eyes

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 2:37 pm
by Sadaam_Mariixmaan
^
VIVA ONLF Cool

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 2:41 pm
by northeast
sado mareexaan jooji nigiskan yaree futada gala ee aad walaashaa ka aamanaysanayso jooji

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 2:45 pm
by Koronto91
Sadaam,

Since when do they know how to fight? It was a cheap move killing those travellers near Buulagaduud, its called MJ-style, kill women & children, kill travellers & civilians, when the real battle comes, run for the hills.

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 2:49 pm
by paidmonk
Sadaam,

Sorry to burst your bubble, but the city is surrounded and under light siege, no one can leave or enter the city -- that's how sieges work. Anyway, Marexaan should just give up while they're still on Majerteen's good boys list.

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 2:55 pm
by Sadaam_Mariixmaan
[quote="Koronto91"]Sadaam,

Since when do they know how to fight? It was a cheap move killing those travellers near Buulagaduud, its called MJ-style, kill women & children, kill travellers & civilians, when the real battle comes, run for the hills.[/quote]


Ina Adeer i heard there's Ogadeens following Col. Red Lipsticks why is that after they bombed your degaans?

and i agree with you on Majeerteens being Biijis

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 3:17 pm
by Koronto91
[quote="Sadaam_Mariixmaan"]Ina Adeer i heard there's Ogadeens following Col. Red Lipsticks why is that after they bombed your degaans?[/quote]

Sxb. there are traitors & calooshood u shaqeystayaal in every clan, even my dad was p!ssed about this shyt...waa rag lasoo dhumiyay, dee. You already know there is no love lost between OG's & MJ's.

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 3:22 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Ina Adeer Jubbaland is our land we should teach those Arrogant Reer Bari Majiraans a good lesson about how Reer Jubbaland does it Cool

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 3:26 pm
by Koronto91
[quote="Sadaam_Mariixmaan"]Ina Adeer Jubbaland is our land we should teach those Arrogant Reer Bari Majiraans a good lesson about how Reer Jubbaland does it Cool[/quote]

Haa, sxb. there is plenty of ressentment in Jubba against the MJ's for their insolence. Even the Sheikhaal & Jareer are p!ssed as hell...the MJ's are only digging their graves, wait & see.

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 3:27 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Sxb the Sheeqaal and Cawramale will join us

will the Real Ogadeens join us or stand & watch??

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 3:31 pm
by Koronto91
[quote="Sadaam_Mariixmaan"]Sxb the Sheeqaal and Cawramale will join us

will the Real Ogadeens join us or stand & watch??[/quote]

OG have always been divided in this issue, Cabdalle & M'xed Subeer will join, dunno about the others. Afar jeeblayaal baa dadka been ku aqriya, nothing I hate more than people who blindly listen to their clan elders & follow. OG does not want Punthiopian colonalisation, that I know for a fact.

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 3:33 pm
by Sadaam_Mariixmaan
I KNEW MY REER AYEEYO MAXAMED ZUBEER WILL JOIN! Cool

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 3:39 pm
by DANGIRL
Dont count on us to help you out...

Re: Col. Red Lipstick bout do a Cabdi Bile Sprint

Posted: Wed Jun 20, 2007 3:39 pm
by DawladSade
[quote="Koronto91"]Sadaam,

Since when do they know how to fight? It was a cheap move killing those travellers near Buulagaduud, its called MJ-style, kill women & children, kill travellers & civilians, when the real battle comes, run for the hills.[/quote]



sax sxb, they know how to run from real battle but they can killed miskiin travelers, well they say payback is a b.itch!