Page 1 of 1

Dr. Cabdi qaasim salaad xasan: "Waa in Itoobiya ka baxdaa So

Posted: Sat Jun 23, 2007 11:21 am
by Hiiraan boy
(23-06-2007) Dr. Cabdi qaasim salaad xasan oo wareysi siiyey Idaacadda VOA-qaybteda Soomaaliga ayaa sheegay in Wadanka Soomaaliya la haysto, Cadawna ku soo duulay, (Itoobiyaan), Cadawgaasna uu maanta Maamusha wadankeenna.