War degdeg Gadiid tiro badaan la biliqaystay
June 22, 2007 (HawiyeNews.com) Waxa maanta soo gare Magaaloyinka Puntland gaar ahaan Bosaso, Garowe iyo Laascanood gadiid iyo alaabo kale laga biliqeystay Ganacsato soomaaliyeed iyo Shirkadaha ku yaalo casiimada Somalia ee Mogadishu.
Warar lagu kalsonyahay ayaa sheegay gadiidkan waxa soo biliqaystay dhalin yaro ka tirisan Maleeshi beeledka Kooxda Embagati. Waxa ka mid ahaa gariga Afhayeenka beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali inkaasto uu afhayeenka ka gaabsaday in faahfaahin ka bixiyo arintas.
Waxa kale la sheegey qaar ka mid aah gadiidka la gaaye Suuqa weyn Magaalada Burce ee Somaliland.
Email: hawiyenews@gmail.com





