Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Coll: Barre Hiiraale ‘Colaada Kismaayo waxaa hurinaya qaar k

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Coll: Barre Hiiraale ‘Colaada Kismaayo waxaa hurinaya qaar k

Postby Hiiraan boy » Tue Jun 26, 2007 5:31 am

Coll: Barre Hiiraale ‘Colaada Kismaayo waxaa hurinaya qaar katirsan Masuuliyiinta Dawlada’
Warkii 26-Jun-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk

Waxaa ka hadlay Coll: Barre Aadan Shirre khilaaf xoogan oo bar yahan danbe ka taagnaa magaalada Kismaayo khilaafkaas oo sababay inay ku naf waayaan dad aad utiro badan kuna dhaawacmaan tiro intaa kasii badan khilaafkaas oo salka kuhaya gacan kuhaynta magaalada.

Hadaba Coll: Barre Aadan Shire Hiiraale oo kusugan magaalada Baardheere ee Gobolka Geddo ayaa waxa uu ka hadlay khilaafkaasi oo hadda sansaantiisa colaadeed si wayn looga dareemayo dhamaanba jubooyinka oo uu si wayn usaameeyay dagaalkii dhawaan ka dhacay deedaankaasi.



Barre: ayaa waxa uu Dawlada KMG ah ee Somalia ugu baaqay inay daacad ka noqoto xallinta khilaafaadka Kismaayo oo si aan eexasho lahayn ay ukala dhex gasho Beelaha isku haya magaalada Kismaayo si xal waara loo gaadho.



Waxa uu intaa ku daray in ay Dawlada KMG ah ay usoo dirto magaalada Kismaayo wasiiro iyo xildhibaano kasoo jeeda deegaankaas si ay ukala dhex galaan Beelahaasi nabadna ugu soo celiyaan magaalada oo ay hadda ka taagan tahay colaad.



Waxa uu si kulul ugu eedayay qaar katirsan masuuliyiinta Dawlada KMG ah ee Somalia oo uu san carabaabin in uu og yahay in qaar kamid ah masuuliyiintaasi ay hurinayaan colaada Kismaayo doonayaana inay aysan nabadi dhicin waxaana uu ugu baaqay kuwaas inay ka waantoobaan oo ay ka shaqeeyaan nabada magaalada.



Hadalkan ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xilli maalmihii lasoo dhaafay Colaadi kataagnayd Jubooyinka dagaal qadhaadhna ka dhacay gudaha iyo dibada magaalada Kismaayo daaaladaas oo ay ku nafwaayeen dad ka badan 20 qof ayna ku dhaawacmeen inka badan 40 qof.

Afnugaal News Desk

info@afnugaal.com

User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Coll: Barre Hiiraale ‘Colaada Kismaayo waxaa hurinaya qaar k

Postby Hiiraan boy » Tue Jun 26, 2007 5:31 am

waryaa dawlad

i thought he was merehans leader

why isnt he in kismaayo???

User avatar
kkk47
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2261
Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
Contact:

Re: Coll: Barre Hiiraale ‘Colaada Kismaayo waxaa hurinaya qaar k

Postby kkk47 » Tue Jun 26, 2007 5:39 am

coz he doen't need boon xawaadle chick in his lap Laughing


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 78 guests