Postby Luq_Ganane » Tue Jun 26, 2007 2:43 pm
[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"][quote="Luq_Ganane"]EOMM, saaxib, marba kofi deen ah ayad geshan, markas waad tuuri oo kofi qabil baad xiran. Saaxibo wareer weyn baa ku haya ee moqif qado.[/quote]
sxb wareer wallahi ima hayo, this is how its gonna be from now on, qabyaalad is filthy and will only lead to HELLFIRE[/quote]
Qablayad wax faidho ah, oonen cuqdaad iyo nacayb eheeyn ma jirto abo. Walaga fiicanyahay.