Page 1 of 1

Another (RSB) attack on Ethio soldeirs in xamar

Posted: Thu Jun 28, 2007 9:30 am
by Karbaash_killa
Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay agagaarka SOS iyo inta u dhexeysa EX CTRL Balcad ayaa maanta mar kale waxaa lala beegsaday walxaha qarxa, iyagoo goobtaasi marayay.

Hobyonet. Muqdisho Khamiis, June, 28, 2007

Qaraxaasi ayaa waxaa goob joogayaal ay cadeeyen in ay ku geeryoodeen labo qof oo rayid ah oo goobta socday.

Qaraxa kaddib ayaa waexy ciidamadii Itoobiyaanku ay xireen gebi ahaanba agagaarkii qaraxa uu ka dhacay. lamana xaqiijin karo qasaaraha dhabta ah ee soo gaaray Ciidamadaasi.

Saakay ayey aheyd markii qarax lala bartilmaameedsaday Kolonyo Ciidamada Itoobiyanaka iyo kuwa dowlada oo marayay inta u dhexeysa Hotel Kaah iyo Ramadaan

Qarixii saakay waxaa la cadeeyay in ay ku geeryoodeen labo askari , iyadoo ay ky dhaawacmeen in kaa baadan 10 qof oo rayid ah.

Ahmad Dahir

Hobyonet. Muqdisho Soomaaliya

Maslaha1@hotmail.com

Re: Another (RSB) attack on Ethio soldeirs in xamar

Posted: Thu Jun 28, 2007 9:35 am
by Ina Baxar
Yeah it's working out just as planned .
Ciidammada Ethiopia ee " walaalaheen" marka aynu iska saarno ICU-da way iska baxayaan oo somaalidii is jeclayd baa isku soo hadheysa Laughing

Re: Another (RSB) attack on Ethio soldeirs in xamar

Posted: Thu Jun 28, 2007 9:39 am
by Karbaash_killa
Thats exactly wats puzzles me.. i mean the theoryband the means are there but the implementation is patheitc.. but Ina baxar you have to know that Ethiopians dont walk away unharmed its just that they cover up their injured and dead so the news reportewrs oonly see the shacab that were cought by some of the action
Ethiopia re beying attack everyday from all angles and thats good just hope they minmize the damage caused to the innocent people!

Re: Another (RSB) attack on Ethio soldeirs in xamar

Posted: Thu Jun 28, 2007 9:39 am
by Hyperactive
lol ina baxar.