Page 1 of 3

Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:41 pm
by DawladSade
Next president of Somalia, he already has the character somalia Cool

http://www.gedonet.com/files/barredif.jpg
http://www.gedonet.com/files/barredi1.jpg

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:42 pm
by DawladSade
Barre Hiiraale Oo Boqolaal Dadweyne Ah Galabta Kula Hadlay Garoonka Diyaaradaha Degmad Baardheere

Jun 29,2007
by Baardheere-GEDO-NN

Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraale oo 26ki bishan ka badbaaday isku day la doonayay in lagu qaarajiyo kaddib markii kolonyo uu la socday miino loogu aasay goob 2 km u jirta xerada Muurri oo saldhig u ah Xildhibaanka ayaa waxaa manta uu kula hadlayay garoonka diyaaradaha boqolaal dadweyne ah.

Xildhibaan oo caafimaadkiisu u muuqanayay mid aad u wanaagsan islamar ahaantaasina hadal dheer ka jeediyay goobtaasi ayaa ugu horayntii dadka reer baardheere u rajeeyay nabad iyo barwaaqo, isagoo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu ka badbaado isku day dil ah oo miino loogu aasay goob wado ah.

Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa u sheegay dadkii goobtaasi ku sii sagootiyay in uu u soo laaban doono sida ugu dhaqsiyaha badan. Xildhibaanka oo ay qaaday diyaarad qaas ah oo laga leeyahay waddanka Kenya ayaa durbaba caawa gaaray halkaasi.waxaana la filayaa in uu gudo galo baaritaano caafimaad kuwaasoo la doonayo in lagu hubiyo xaalad caafimaad ee Xildhibaanka tan
iyo xiligii qaraxaasi.

Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa 26kii bishan ka badbaaday qarax miino loogu aasay wado dhinaceeda halkaasoo uu ku dhintay darawalkiisii Alaha u naxariistee Axmed Calaandhe. Odayaasha,Waxgaradka Iyo siyaasiyiin G/Gedo ayaa si adag u cambaareeyay falkaasi,iyagoo aad uga xumadaay cida xiligani maanka ku haysa shirqool mar kale lagu laayo dad soomaali ah.

Mohamed Gaarane-GEDO-NN-Baardheere/Gedo

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:44 pm
by Phd in naago kudis
ds

check the plane out

their might be bomb on board with caasho yusuf's signiture on it

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:45 pm
by Lacageylacag
Are you his son lakiin?
You are too much with this Barre Hiirale this and that.

I don't think he can be next president of somalia. He looks pre-historic.
How long can he last?

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:47 pm
by DawladSade
[quote="Lacageylacag"]Are you his son lakiin?
You are too much with this Barre Hiirale this and that.

[/quote]

Go say that to every single Mareexaan, gaaljacel, shiikhaal, cawrmale, facaye, cayr, etc people.

talk about pre-historic, how old is the current president, he is patient age and you are talking about a man in his middle ages Laughing

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:48 pm
by paidmonk
Barre Hiiraale doesn't care about Black people.

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:49 pm
by Karbaash_killa
DS the days of warlordism is over... no more moryaan and their walords. hope you can put that behind..

We need educated and intellectual politicians to lead somalia.. not a hogaamiyo kooxyeed!

LOl he shortend the raastafarian beard that looked like he didnt wash it for a decade!

But ways DS why do you think he is fit to be somalias president..

ilaahow fuley gacan ku dhiigle ah somaliya gacanta ha ugalin! Laughing

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:50 pm
by DawladSade
[quote="Karbaash_killa"]

ilaahow fuley gacan ku dhiigle ah somaliya gacanta ha ugalin! Laughing[/quote]

You are right, Cabdi Qayrdiid will never amount to anything in civilized Somalia. Cool

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:50 pm
by kambuli
Dawladsade,

Walaahay Alle dile ayuunbaa dhinta...Ilaahay waa badbaadshay...

Ma isha ayaa wax ka gaadheen, mese waa isha dusheeda?

Ma la huba ciddii ka dambaysey qaraxaas mese waa iska shaki iyo danni?

Yey adiga Dawladsade ahaan kula tahay inay yihiin waxa qarxiyey:

1. Ma kuwo doonaya inay isku shuf beelaan beelaha Hiiraale(Mareexaan) iyo Hart or Kablalax.

2. Ma kuwo raba inay aamusiyaan Barre sida Dawaladda TFG.

3. Ma kuwa maalin kasta bombada ku qarxiya Somaalida iyo TFG ee sigey Cabdilaahi Yuusuf Iyo Geeddi?

4. Ma Cadow Somaaliyeed oo aan waxba ka gelin ciddii dhimata ee hawshoodu keliya ay tahay inay qaraxdo Somaaliyi sida Ciraaq oo kale?

5...Mese mese mese etccccccccccc

What do you think walaal, si daacad ah...

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:51 pm
by Ina Baxar
Laughing , war waa laga yara nixinayay odayga , xabbad yaroo AP{ anti personel} mine baa loo yara dhigay , haddi bahalada taangiyaasha loogu talo galay loo dhigi laha gaadhigaba wax kama soo hadheen !!

PS: expecting a furious rebuttal Laughing

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:51 pm
by cabdallah252
what an ugly quule looking bastard

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:53 pm
by Phd in naago kudis
talk about pre-historic, how old is the current president, he is patient age and you are talking about a man in his middle ages Laughing[/quote]


ds

you right caasho yusuf should be in a nursing home with his weak bladder

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:54 pm
by cabdallah252
cabd.yusuf is in good health condition

http://www.sr.se/diverse/appdata/isidor ... 54_190.jpg

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:55 pm
by Luq_Ganane
ds

you right caasho yusuf should be in a nursing home with his weak bladder[/quote]

PHD, Whats the name of the pampers that elderly people wear? Theres no way that dinasour can keep himself from pissing on himself. Especially when the stuff that happens in Kismayo gives him a sudden emotional jolt. Laughing Laughing

Re: Pix of Barre Hiiraale flying from Baardheere.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:55 pm
by guhad122
How the hell can a man who fled his wife and kids be a president? He is gonna fled us if we get attacked Laughing Laughing Laughing

Damn, with all the Absame Kenya officials running the show in Kenya, the Ilka-Yar is in trouble again. Laughing Laughing Laughing