Page 1 of 1

TFG killed Sheekh Cabdiraxman Janaqows Son

Posted: Fri Jun 29, 2007 4:26 pm
by COSTA
Shocked

This is wrong action from the TFG forces ICU leaders families had nothing to do with Somali politics and should be protected

http://www.horseednet.com/horseednet.php?id=7637


Wiil uu dhalay mid ka mid ah madaxda maxaakimta islaamig ah oo Muqdisho lagu dilay
Last Updated::2007-06-29 17:48:51

TopStoryMuqdisho:-Sida uu goordhawayd u sheegay wakaalada wararka ee Xinhua ku xigeenka madaxa ciidamada boliska gobolka Banaadir Abdullahi Hassan Barise Waxaa shalay Khamiisti ay
ciidamada boliska DFKMS aytoogasho ku dileen Cabdil qawi Cabduraxmaan Janaqow oo aabihii ku xigeen ka ahaa golahii ururka Maxaakimta Islaamig ah.

Waxaa uu Abdullahi Hassan Barise intaa ku daray in Cabdul qawi uu ka mid ahaa hogaamiyasha kooxaha kacdoonka kawada Muqdisho isla markana khaarijayay saraakil ka tirsan DFKMS.

Waxana uu sheegay in ciidamada bolisku ay dileen Cabdul qawi kadib markii uu magaalada Muqdisho ku dilay mid ka mid ah saraakisha dawlada.

Barise waxaa uu sheegay in dilka Cabdulqawi ay tahay talaabo loo qaaday dhinaca xasilooni ku soo dabaalida magaalada Muqdisho

Barise waxaa uu intaa ku daray in ciidamada bolisku ay ku raad joogaan saddex kale oo iyaguna ka dameeyay khaarijinta gudoomiye ku xigeenkii degmada Dayniile.

Waxana uu sheegay in arrintani ay cashar u noqon doonto kuwa rabshadaha ka wada Muqdisho.

Cabduraxman Janaqaw iyo xubno kale oo ka tirsan hogaamiyashi maxaakimta Islaamig ah ayaa waxaa ay ku sugan yihiin magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea.

Re: TFG killed Sheekh Cabdiraxman Janaqows Son

Posted: Fri Jun 29, 2007 4:57 pm
by Hiiraan boy
mujahid

Re: TFG killed Sheekh Cabdiraxman Janaqows Son

Posted: Fri Jun 29, 2007 4:58 pm
by adanboy
TFG wil pay for that,..high traitor official will be taken out of action this weekend Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: TFG killed Sheekh Cabdiraxman Janaqows Son

Posted: Fri Jun 29, 2007 7:47 pm
by Ugaas Diini
Allah ha u naxariisto.

Re: TFG killed Sheekh Cabdiraxman Janaqows Son

Posted: Fri Jun 29, 2007 8:04 pm
by *jr
I hope he's not be last killed under this war against terror......this government will indeed kill at will if your associated with the terrorists. Somalis need peace, and if you’re caught on killing innocent Somali civilians, you too should be given the same justice.

Re: TFG killed Sheekh Cabdiraxman Janaqows Son

Posted: Fri Jun 29, 2007 8:06 pm
by SummerRain
[quote="*jr"]I hope he's not be last killed under this war against terror......this government will indeed kill at will if your associated with the terrorists. Somalis need peace, and if you’re caught on killing innocent Somali civilians, you too should be given the same justice.[/quote]


U r the biggest qabiliste here and yet you preach Peace in Somalia. How on earth is that going to happen if people like you exist..............Hypocrite raqam waxid. Laughing Laughing

Re: TFG killed Sheekh Cabdiraxman Janaqows Son

Posted: Fri Jun 29, 2007 8:13 pm
by *jr
Ismahaan,

Killing terrorists that target innocent Somalis with suicide bombs in Mogadishu is a MUST, dearest.

Re: TFG killed Sheekh Cabdiraxman Janaqows Son

Posted: Fri Jun 29, 2007 8:17 pm
by SummerRain
[quote="*jr"]Ismahaan,

Killing terrorists that target innocent Somalis with suicide bombs in Mogadishu is a MUST, dearest.[/quote]

And who are the terrorists in this case.............dearest!!

Re: TFG killed Sheekh Cabdiraxman Janaqows Son

Posted: Fri Jun 29, 2007 8:18 pm
by Ugaas Diini
I don't believe these so called 'terrorists' are targetting civilians unless you consider the habeshi troops and their armed somali collabrators civilians.

Re: TFG killed Sheekh Cabdiraxman Janaqows Son

Posted: Fri Jun 29, 2007 8:27 pm
by *jr
Ismahaan,

You and I both know that those that are being killed daily are mainly Hawiye tribe that currently reside in Mogadishu....and those that are doing the killing are also Hawiye inlined with foreign forces, namely the Wahabists and, "Ala-qaadists".

If Somalia to be a peaceful nation, we would need to distance ourselves from those foreign entities, and come together to build a nation.

Re: TFG killed Sheekh Cabdiraxman Janaqows Son

Posted: Fri Jun 29, 2007 8:32 pm
by SummerRain
[quote="*jr"]Ismahaan,

You and I both know that those that are being killed daily are mainly Hawiye tribe that currently reside in Mogadishu....and those that are doing the killing are also Hawiye inlined with foreign forces, namely the Wahabists and, "Ala-qaadists".

If Somalia to be a peaceful nation, we would need to distance ourselves from those foreign entities, and come together to build a nation.[/quote]

looooooooooooooooooooooooool@ algaadists. Bal koow.

Re: TFG killed Sheekh Cabdiraxman Janaqows Son

Posted: Fri Jun 29, 2007 8:40 pm
by *jr
Ismahaan, glad you noticed what I call the Al-Qaida fockers ....


I call them..."Alla-qaadis"....dumb focks

Re: TFG killed Sheekh Cabdiraxman Janaqows Son

Posted: Sat Jun 30, 2007 8:18 am
by adanboy
Cool Cool Cool Cool

Taliye 4 degmo oo saakay lagu toogtay degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho.
Posted to the Web Jun 30, 10:58

Taliyihii Ciidamada Booliska ee degmooyinka Yaaqshid,Kaaraan,Shibis,iyo Boon dheere ayaa saakay kooxo hubeysan ku toogteen xaafadda Tokyo ee degmada Yaaqshid kadib markii gurigiisa uu kasoo baxay isagoo kusii jeeda shaqadiisa.

Taliyahaasi oo magaciisa lagu sheegay Max'ed Muuse Ceel Baraf ayaa kooxaha hubeysan rasaas madaxa kaga dhifteen xilli saakay waabarigii uu kusoo jeeday goobtiisa shaqo,waxaana arrinkaasi xaqiijiyay gudoomiyaha degmada Yaaqshid Xaaji Cali Fiidow.

Kooxihii dilka u geystay taliyahasi ayaa baxsaday iyagoo aan la garan,waxaana goobtii falkaasi ka dhacay durbadiiba soo gaaray qeybo kamid ah Ciidamada dawladda ee ku sugan saldhiga degmada Yaaqshid,inkastoo wax aysan halkaasi ka qaban.

Dilka loo geystay Taliyahaasi ayaa qeyb ka ah dilal qorsheysan oo kusoo badanaya magaalada Muqdisho kuwaasi oo intooda badan lagu ugaarsado xubnaha jagooyinka ka haya dawladda Somaliya.Waxaa Xusid mudan in dilalka iyo qaraxyada magaalada ay ka soconayaan xilli bandow uu 7 habeen saaran yahay magaalada Muqdisho,balse aan xad u yeelin howlgallada ka dhanka ah dawladda Somaliya iyo ciidamada shisheeyaha.