Dagaal xoogan oo leysku adeegsanayo hubka kiisa culus iyo kan fudud ayaa xiligaan ka socda deegaanka Warshada Basaatada ilaa iyo Ekes koontarool Balcad kaasoo u dhaxeysa ciidamada Itoobiya iyo kuwa ka wada magaalada Muqdisho kacdoonka .
hubka waaweyn ayaa mar qur ah ka bilaawday deegaankaasi iyadoona la maqlay madaafiic iyo qoryaha lidka diyaaradaha oo xiligaan saacada Muqdisho tahay 11kii 30daqiiq ka dhacayo qeybta Warshada Baastada.
Shacabka dagan deegaanka Huruwaa ayaa horey uga qaxay deeganadaasi iyadoona goobta hadda leysku heritinayo habeenadaan danbo aheyd goob dagaal .
Wali waxa dhacay hubka waaweyn iyadoona dadka degan deegaanada Miisanka dhuxusha ilaa iyo Gubta ay maqlay dhawaq Rasaasta waaweyn oo wali ka dhacayo dhanka Warshada Baastada iyo nawaxigeeda.
Waxaa dagan caawa deegaanka Ifka Xallane ilaa iyo Warshada Sigaarka iyo Taraqa iyadoona caawa laga maqlin wax Rasaas ah marka laga reebo fiidkiii hore ee caawa oo la maqlay rasaas mar marka qaar ka dhaceysa deeganadaasi .
Wali lama haayo qasaaraha soo gaaray dadka rayidka ah goobta ay wax ka dhacayaan oo ah meel mugdi ah iyo rasaasta dhaceysa oo ah m id xoogan aawgeed
Qeybo badan oo ka tirsan Muqdisho ayaa Habeenkii si fiican looga Hurdin iyadoona ay ugu wacantahay cabsi qof waliba ka qabo madfiicii Fooriya amoow kugu soo dhacaa
allaahuu akbar.
soon or later aidisle tigree will go home and our real president al amiir sheekh shariif will be back inshalah. markaana nabadii barwaaqadiii ka jirtey from raaskambooni to raascaseeyr ayaa soo laaban inshalah,




