Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

ilaa 8 ruux oo ku dhaawacmay qaraxyo wali ka dhacaya Muqdish

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

ilaa 8 ruux oo ku dhaawacmay qaraxyo wali ka dhacaya Muqdish

Postby Hiiraan boy » Thu Jul 12, 2007 5:33 am

ilaa 8 ruux oo ku dhaawacmay qaraxyo wali ka dhacaya Muqdisho

Click here to find this article English

Mogadishu 12, July 07 ( Sh.M.Network)- 8 ruux ayaa ku dhaawacmay inta la ogyahay qaraxyo ka kala dhacay suuqa Bakaaraha iyo wadada wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah, iyadoo sidoo kale qaraxyo kale ay ka dhaceen Wadada Baar-Ubax, iyo Suuqa Bakaaraha oo wali aan la soo sheegin qasaaraha shaacin.

Qaraxaan ka dhacay wadada Warshadaha ayaa sida uu sheegay Goobjooge Maxamuud yare waxa ay ula muuqatay in uu ahaa miino wadada dhinaceeda la dhigay oo lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda oo wali aan la ogeyn qasaaraha gaaray ciidamada.

Sidoo kale 3 qarax ayaa waxa ay ka dhaceen goordhawd Suuqa Bakaaraha, iyadoo qaraxyadaasi ka dib la maqlay rasaas xoogan oo ay fureen ciidamada dowladda.

Qarixii koowaad ayaa waxa uu ka dhacay busteejada baabuurta Kismaayo ee Suuqa Bakaaraha abaarihii 10:30 Am halka kan labaadna uu dhacay 11:00 Am, iyadoo kan 3aadna uu dhacay abaarihii 11:50 Am. wali lama oga qasaaraha ay geeysteen qaraxa labaad iyo kan 3aad, laakiin qaraxa koowaad waxaa ku dhaawacmay 4 ruux oo sida la sheegay howlo dhismo ah ka waday daar la dhaga dhisyo busteejadaasi.

Qaraxyadaani ayaa waxaa lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda oo halkaasi howlo baaritaano ah ka waday.

Sidoo kale Labo qarax ayaa waxa ay ka dhacday wadada Baar-ubax, iyadoo qaraxaydani ay ahaayeen bam gacmeedyo lagu tuuray ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia oo halkaasi saakay howl-gallo ka bilaabay halka qaraxa 3aadna uu ahaa Miino ku qaraxday wadada u dhaxeysa Warshadaha iyo Machadka Simad.

Ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda ayaa waxa ay xireen qaraxyadani ka dib wadada warshadaha iyo wadada 30 ka, iyadoo aanu jirin wax gaadiid ah oo halkaasi maraya, waxaana meelaha qaar loo diiday in ay maraan dadka.

Ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia ayaa halkaasi ka wada baaritaano.

Qaraxyadaan ilaa saakay dhacay oo gaaraya 6 qarax ayaa waxa ay ku soo beegmeen xilli xalay magaalada Muqdisho ay ka dhaceen weeraro hoobiyeyaal ah oo qorsheysan oo lagu qaaday qeybo ka mid ah caasimadda oo ay ku jirto xarunta Villa Somalia.

Wixii ku soo kordha kala soco shabelle.net

Click here to find this article English

Shabelle Media Network Gedo
E-mail us: info@shabelle.net

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 11 guests