haa abti hargeisa intaan isgaga tagnay shalay subax ayaanu yara gaadhnay salaxlay, wallahi quruxdaas weligay maan arkin, talk about savvanah ..but waa sadex buul oo kaliyaa while we were there we though fuk it lets go to the gaashaanka straight fire all the way to aware craziest time of my life...we got a flat, and while we were fixing it all these geeljires came out of nowhere waar qolomaa tay?! i was like ciidagale reer guuled, they were like..dhega adeer baa baan ku nahay we then went to aware and i got daaca qudhun cos of all the hilib geel and caano geel now im in H-town and i cant sleep
Re: Waad salaamantiin
Posted: Thu Jul 12, 2007 7:08 pm
by Samatr
Damn your lucky bro adigaaba dhulkii soo gaadhay, you already know ka waal Soomaalida debada ka yimi.
Re: Waad salaamantiin
Posted: Thu Jul 12, 2007 7:09 pm
by Sadaam_Mariixmaan
WCS,
EOMM, How are the chicks in SL?
Re: Waad salaamantiin
Posted: Thu Jul 12, 2007 7:12 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
the best are in H-town, in berbera they are skinny and BLACK , alla wallahi i just saw a baboon
soo dhacyeeey albaabka noo xidha
Re: Waad salaamantiin
Posted: Thu Jul 12, 2007 7:14 pm
by Sadaam_Mariixmaan
was she Daanyeer MUUSE?
Re: Waad salaamantiin
Posted: Thu Jul 12, 2007 7:14 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
[quote="Sadaam_Mariixmaan"]:lol:
was she Daanyeer MUUSE?
[/quote]
she must have been, yuck the memories are coming back, astaghfirullah
Re: Waad salaamantiin
Posted: Thu Jul 12, 2007 7:16 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Subxanallah
Re: Waad salaamantiin
Posted: Thu Jul 12, 2007 7:17 pm
by halfoshalfom-614
[quote="Sadaam_Mariixmaan"]:lol:
was she Daanyeer MUUSE?
[/quote]
Re: Waad salaamantiin
Posted: Thu Jul 12, 2007 7:17 pm
by Mad_Dog206
Waryaa Eomm waa alle barakadiis hadaad bud qabtid..ninyaho biyahooda ha cabin, daacuun iyo belaayo la aqoon ayaa kugu dilaacmayoi
looool @ baboob
Re: Waad salaamantiin
Posted: Thu Jul 12, 2007 7:26 pm
by Luq_Ganane
Enemy, cano gel: Koow Hilib Ari: Laba
Dhalka sharafti laheyd ayaad gartay mashallah. Hadaba waxaa ka dhiman uun inaad mid yar oo isku dhacayso inaad ku qabatid saaxib. Soo qarabo.
Re: Waad salaamantiin
Posted: Thu Jul 12, 2007 7:28 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
waar naga tag mid igu kibirta maxaan ka soo kaxaysan?
anyway 2moro im going to daalo
Re: Waad salaamantiin
Posted: Thu Jul 12, 2007 7:33 pm
by Luq_Ganane
[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"]waar naga tag mid igu kibirta maxaan ka soo kaxaysan?