If you are in London next Saturday, check this out
Posted: Mon Jul 16, 2007 8:04 am
Waxaa Maalinta Sabtida oo ku began 21/7/2007 ka furimi doono Waqooyiga magaalada London Mutamarki 1-aad oo ay soo qaban qaabisay Haayada African Development Trust (ADT )
Mutamarka ayaa waxa uu ka dhacaya Magaalada London gaar ahaan Waqooyiga London , Mutamarkan ayaa waxa ka soo qayb galaya Culimaau,diin Soomaliyeed oo uu ka mid yahay Sh Axmed Xasan Al qudubi oo wax ka dhiga Jaamacada Muqdisho iyo Sh. Cabdi Rashiid Sh. Cali Suufi oo isaguna ka mid ah Culimada Soomaliyeed ee dagan Wadanka Qatar
Hadaba waxa lala socod siinayaa Soomalida UK Gaar ahaan somalida dagan Magaalada London in ay ka soo qayb galaan Mutamarkan 1-aad oo ay soo qaban qaabiyeen Haayada African Development Trust ADT
Culimada ka hadlaya Mutamarka
Dr Sheikh Ahmed Xasan Al Qudubi Somali
Sheikh Cabdi Rashid Sh Cali Suufi Qatar
Sheikh Mohammed shine UK
Sheikh Xuseen Jamac UK
Sheikh Cusman xaaji (Cusmaan Usuul) UK
Goobta Shirka lagu qabanayo
Edmton Islamic Centre All Masjid 20- 20-34 Raynham Road Angel Edmonton London N18 2SJ
Bus : 259,279,149,349,102,144, 34,444
Traine : Silver Street, Edmonton N18 1PY
hadaba kala soco Onkod News Agency sawirada Mutamarka iyo waraysiyo aanu la yeelan doono inshaalahu Labada Sheekh ee Dr. Axmed Xasan Al Qudubi iyo Sh Cabdi rashiid Sh Cali suufi
Xafiiska UK ee London
UK