Postby LiQaaye_TDH » Tue Jul 17, 2007 3:34 pm
Emperi... Magaca Waxa loogu bixiyay Nin Cadaan ah iyo uu eeka berrigo yara, basically a white boy, somalidona waxi Cad waxay uu maleyn jirtay Gaal, or Carab, so thats why they call him Saleeban Gaal.....
Ina Baxar.... beryahan adigo waxad Noqotay nin somaliweyn, oo reer Abtiyaasha iya ka power batay.......
Xidigta.. Abti, Reer Abtiyaasha mansha allah wey ka Fa'deeysten Dowladan Udub, laakin waxa ka sii Qurux badnaan layd, haddi ay Gobolkan aay ka timaaden Hagaajin laydeen, Sanaag's shocking report ma maqashay, by that lady????
Adan madoobe, every few years Nin Iya ka soo Kaca, maantana waan ku jirna.... Ila Madax helno ma fadhiisaneyno.......
Hibo Nuura is Samaroon, who said she was Majeerten?