Please check the history of how Eriteria became a part of Ethiopia in the '50s.
same situation as Muqdisho conference is being conducted now. Ethiopia put together a pro-Ethiopian government and rubber stamp parlament, forced them to vote whether to be independent Country or be a part of Ethiopia while the Ethio army was pointing guns from window of the conference Hall. They voted to be part of Ethiopia of course.
I'm sure you are aware how long it took Eriterians to regain their independence. Are we, Somalis ready to face same history as Eriterians or we want to keep our independent Country and rise from the clan ashes?
TODAY is 18th July and the Ethiopians are building more bases around Mogadishu and choking the city to death or submission.
The Dabadhilif will shout he is CAYR. Please I am not CAYR or Habar Gidir.
_________________________________________________
Dadka xaafadaha ku dhaw dhaw Isbartiibada ayaa ka caagay dhamaan deegaanada Cali Kamiin,Baar Ayaan,Isbartiibada Muqdisho,Maxkmadda Towfiiq iyo Hotelka Towfiiq agagaarihiisa kadib markii ay Ciidamada Itoobiyaanka goobahaasi ka dhigteen xerooyin Milatari.
Mar shalay aanu socod kusoo marnay goobahaasi ayaanu kaliya ku arkeynay Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhufeyso kaga jira ilinada dhismooyinka xaafadahaasi xili aysan cidna ku sugneyn goobahaasi.
Waxaa aad u yara socodka dadka rayidka ah ee goobahaasi,iyadoona 10-ki qof ee aad la kulanta ay yihiin 9 kamid ah Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u feejigan isla markaana koox koox u soconaya.
Waxaa laga yaaba mararka qaar in ay ku weydiiyeen halka aad u socotid inkastoo aysan ku dareensiineyn khatar weyn,maadaama ay arkaan in aad tahay qof rayid ah,hadane waxaa mararka qaarkood dhacda dad in ay u qabsadaan arrimo basaasnimo.
Dhamaan goobahaasi ayaa iminka nodeen goobo Milatari oo dadku ay ka caageen mana muuqato tallaabo ay halkaasi uga baxaan Ciidamada Itoobiyaanka,sida ay kuu sheegayaan dadkii goobahasi isaga baxay.
Xafiiska Wararka Soomaalinews.com,Muqdisho.





