Page 1 of 1

Did you guys hear about this?

Posted: Thu Jul 19, 2007 4:16 am
by eyes-only
Somali Qoxooti ku ah dalka Masar oo ku sii qulqulaya wadanka Israa,iil Shocked


Dalka Masar ayaa waxaa Ku nool Qaxooti Badan oo Somali ah.

Qaahiro:-

Waxaa Dalka Israel Galay Ilaa iyo Dhowr Dhalinyaro Somali Qaxooti Ku ahaa Dalka Masar, kuwaasoo ka galeen Dalka Israel Xaduudda Masar iyo Falastiin ay wadaagaan ee Magaalada Rafax.

Dalka Masar ayaa waxaa Ku nool Qaxooti Badan oo Somali ah, oo anan wax Daryeel ah ku heysan ama Dibu-Dejin Hay'adda u qaabilsan UN-ka Arimaha Qaxootiga ee UNCHCR, Taas oo ku kaliftay Somali badan oo sugaayay Mudo dheer UN-ka Masar in ay Naftooda Qatar Geliyaan oo ay LIBIYA saxaraha u maraan Si ay halkaas Dooman uga raacaan oo ku gaaraan Dalalka Reer Yuurub.

Somalida Gashay Dalka Israel ayaa waxey ku amaaneen Dowlada iyo shacabka reer ISrael sida wanaagsan oo ay ula dhaqmeen, ayagoo sheegay in aysan Dalalka ISlaamka sheeganaayo aysan ka helin dhaqankaan wanaagsan ee ay ka heleen dowlada ay caalamka islaamka cadowga isku yahiin.

Amaanta ay Israel u jeediyeen somalida Gashay, ayaa waxey ku dhalisay Qaxooti kale Somaliyeed oo fara badan oo ku rafaadsan Dalka Masar, in ay ayiganu raadiyaan sidey ku gaari lahaayeen Dalka ISrael.

Tan markii Dalka Somaliya Ka dhacay Dagaalkii sokaaye oo Ay Burburtay Dowladii DHexe, ayaa waxey Somalidu Qaxooti ku ahaayeen wadamo badan oo Dunida ku kala Yaala oo ayadoo dhibaatooyin Nololeed iyo mid Dhaqameedba Heysato.

Soomalida oo xiliyadii hore ahaa kuwa aad u neceb wadanka Israaiil ayaan xiligaan laga war heynin waxa ku kalifay in ay qaxootinimo u raadsadaan iyadoo loo aaneynay naceebka ay u qabaan wadamada Carabta oo ay ka wayeen daryeel iyo xanaano wanaagsan


Siciid Nuur Buubshe ,Qaahiro , Masar buubshe @hotmail.com

...................................

anyone here ever been to Israel? Confused

Re: Did you guys hear about this?

Posted: Thu Jul 19, 2007 4:18 am
by Advocatar
Shocked ...wow.



I think Gurey and Khalid05 have.

Re: Did you guys hear about this?

Posted: Thu Jul 19, 2007 4:19 am
by Ashlee.
my abbo has Rolling Eyes

Re: Did you guys hear about this?

Posted: Thu Jul 19, 2007 4:19 am
by adanboy
very sad indeed.dadkii iimaanka ayaa ka tagay

Re: Did you guys hear about this?

Posted: Thu Jul 19, 2007 4:21 am
by Naaima
Sad

Re: Did you guys hear about this?

Posted: Thu Jul 19, 2007 4:35 am
by Aerosmith
What is wrong with going to Israel Sad

For whats worth rumor has it jap girls who frequent and school in israel are ready to sack and good at the rack. Cool

Re: Did you guys hear about this?

Posted: Thu Jul 19, 2007 5:33 am
by Dusty
Sad Shocked Sad Confused Sad

Re: Did you guys hear about this?

Posted: Thu Jul 19, 2007 8:28 am
by AbdiWahab252
Its a wonderful place. I enjoyed my stay. I also met an Israeli whose father and grandfather were born in Somalia and lived there for decades.

Re: Did you guys hear about this?

Posted: Thu Jul 19, 2007 9:50 am
by eyes-only
[quote="AbdiWahab252"]Its a wonderful place. I enjoyed my stay. I also met an Israeli whose father and grandfather were born in Somalia and lived there for decades.[/quote]

I guess those flocking to the promised land feel the same as you do.

Wanna set up a xawilaad business there? Laughing