Cadde Muse proved to be an immature rif-raff
Posted: Thu Jul 19, 2007 2:11 pm
It's disturbing yet hillarious
--------------------------------------------------------------------------------------
Gudoomiyaha golaha Wakiiladda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa markii ugu horeeysay si faahfaahsan kaga hadlay erayo gef iyo caay lafa gaara ah oo uu kala kulmay Madaxweyne Cadde Muusse boqor oo mudo khilaaf ba’an kala dhexyiil.
“ intuu iigu soo galay Xafiiskeeyga ayuu igu yiri Hooyadaa was iyo laangaabkii ku dhalay ee ma taqaan cida aan ahay,hadaadan faraha kala bixin hoowlaha aad ku jirto,xabaalbaan kuu dirayaa”
Qaar ka tirsan ragga la shaqeeya Cadde Muusse ayaa Waagacusub ugu xog waramay in dhaqan ahaan Cadde adeegsado erayadaas ,iyagoo waliba intaa ku daray inuu mararka qaar dharbaaxo ama baakoorad la dhaco Isimadda iyo madaxda kale ee ka horyimaado fikradiisa.