Jawaabtu waa maya waa maxayse sababtu
Maamulka maanta ka dhisan hargeeysa sida dad badan ogyihiin waa maamul ay leeyihiin ciise muuse kaligood mooyee meesha cid kale kama taliso waxayna kursi maqaar saara udhiibteen oday gadabuursi ah kana sii ah jibriir yoonis kana sii ah reer dudub !!
Mase suurtoobi kartaa iyagoo qabiilkaas ah ineey s/land ay ka godo somalia tana jawaabteedu waa maya


