Page 1 of 1

Yaa garanaya Heestan ...???

Posted: Thu Jul 26, 2007 3:50 pm
by Ghetto_Faarax
Adigaa Dhaayman iyo luul
ama dhagaxa dahabkaa
qiimaha wax dheeroo.

adigaa dhir iyo ubax
iyo Dhool aroor da'ey
dhul xareedi wadhan tahay
uga dhigan nafteydee

Re: Yaa garanaya Heestan ...???

Posted: Thu Jul 26, 2007 4:50 pm
by SugarLipz
HMM...I THINK ITZ LAFFOLE...? Very Happy