Inkaar..
Posted: Sat Jul 28, 2007 6:21 pm
ILaahay amarkii aniga oo haddeer shower-ka ku jira ayaan is arkay aniga oo kor u leh " Inkaar Ilaahay haku rido"
Si niyad ah walaahay...
Guess who? Waa naagta Ayaan Hersi la yidhaahdo... Bal inta Ilaahay uunkisa badiyey maxaa daba dhigey Nebi Maxamed CSW
If I say I hate that women...I mean it...
In yar ka bacdi ayaan is weydiiyey oo is idhi" Tolow ma inaad Ilaahow soo hanuuni tidhaahdo ayey ahayd?