Page 1 of 2

oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:08 pm
by 1_londoner
aaf somaali markaan ku hadlijarey before wu xuma soo maxa...hadaba su'al kaan iga jowaab......imaka mu ficnaadey?? been ha ii sheegin walalayaal!!!

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:11 pm
by enemy_o_m_m
afsoomaaligaagi heerkuu gaadhay mabaa la arkin Laughing up

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:11 pm
by Naaima
abaay iisho your somali is good! ...umm better thn mine!

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:15 pm
by enemy_o_m_m
naa naga aamus up

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:19 pm
by 1_londoner
[quote="enemy_o_m_m"]afsoomaaligaagi heerkuu gaadhay mabaa la arkin Laughing up[/quote]

rali iga noqo inadheer .....maan ku fehmin..."heerkuu" ma level baa? hadan khalad ahay, maxa aaf somaali laguu oradha?

tanagu naamia Cool

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:24 pm
by N@steexo
Laughing "imika" ahhahhahaha. That always makes me laugh. Cool

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:29 pm
by enemy_o_m_m
1londoner: Sax, afsoomaaligaagu waa khatar cadiim Smile Very Happy


n@steexo: maxaad adigu tidhaa markaa? Laughing

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:31 pm
by N@steexo
Hadaa ( i think that's how you spell it)..The two words have the same meaning right? Surprised

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:33 pm
by enemy_o_m_m
naa waa isku mid Laughing

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:33 pm
by 1_londoner
Laughing

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:42 pm
by N@steexo
Well no-freakin-duh. Rolling Eyes

Imika is still a funny word though. Laughing Cool

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:45 pm
by enemy_o_m_m
waar waamaxay wakhtigu?

Imika? Laughing

haa dee!

waar waa sagaalki iyo badh! Cool

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:48 pm
by N@steexo
Laughing @ badh. Damn, I so want that accent. Cool

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 5:52 pm
by enemy_o_m_m
when my lil bro asks my auntie for lacag she says "kadh kadh" or "badh badh"

cant live without the legendary "dh" Laughing

Re: oo waxan ku weydiiyay......

Posted: Wed Aug 01, 2007 6:00 pm
by Ureysoo
Ha Caroon, Koleey Aff Somaaligaaga Wu Ka Roonyahay, Cantar-Baqaska Ee Habarta Basra (Oo 37 Ku Dhufatay Bishaan) So Qorto, Lol. Faca Waad La Socota, Ileeyn 17-18 Jirka, Farta Somaliga Ma Laso Gelin, Laakinse Inteey Xariiq Karaan, Weey Iska Xariiqaan...........