viva- snm koobaad-kulmiye -habar jeclo-seelanyo-issaq.
Posted: Thu Aug 02, 2007 2:43 am
and fukk dooro doofaar
Gabaygani wuxu abwaanku tiriyey dagaaladii Dhulmahante iyo Faqashtii kalkaalin jirtey damceen inay ku soo ceshadaan dhulkii laga maroorsaday horraantii qarnigii tegey. Gabaygu ma dhamaa.
Jawi gabay maantii naxwaha, jalasku ii daaro
Ayaan anigu been kuma jiree, Jiidha mariyaaye
Jabka dhacay ninkii Aadan Carab juuqna laga waaye.
Jiilaalka waatii la baday, jaynaf iyo ceebe
Kolkii lays jirrabay reer Garaad, jaahwareer noqoye
Jibba beena iyo laaqi waw, jamac salaadeede
Marka cadawgu kugu jawr falaa, lala jihaadaaye
Jimcihii la galay baa awood, loogu joogsadaye
Wixii Jabarti lagu faani jirey jeesna laga waaye.
Jamaamiyo Garoowiyo Marqaan, jinawga Buuhoodle
Hubka kii Jabbaan lagu ridaan, jeer la dhacayaaye
Markii jaxarku weedhiyo ka naxay, jalalawdii taarka
Jarraajurrood buuqa iyo, Jiibab iyo Taangi
Jidka xamar woqooyiga u kacay jaahilkii mariye.
Jiidali iyo Eyl wixii, joogay soo kace'e
Jinbaa soo hor kaca maalintuu, jabayo Daaroode
true true
Laamigii kolkii laga jaray, jara habaabeene
Rabbi baa la jira reer Isaaq, meelu joogaba'e
Waa niman Jamaamiira, iyo Jiic Maroodiyahe
Waa Johorad xoogliyo Libaax, jeenyihii qaba'e
Kolka goob dagaal lagu jiraa Jibin la moodaaye.