Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Run Mise Propaganda

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Run Mise Propaganda

Postby kambuli » Mon Aug 06, 2007 10:13 am

Masuul Sare Oo Katirsan Maxkamadaha Ayaa Sheegay Inay Wada Hadlayaan Itoobiya

(Asmara}4.8-7
Mid ka mid ah Mas'uuliyiinta Sar Sare ee Maxaakimta Islaamka ayaa daboolka ka qaaday inuu jiro wada hadal qarsoodi ah oo u dhaxeeyay dhinacooda iyo Dowladda Ethiopia.

Mas'uulkan oo diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa Wargeyska Sharqul Awsad ee ka soo baxa Magaalada London u sheegay in Xubno labada dhinac ka kala socda uu u socda wadahadalo qarsoodi ah oo lagu doonayo in la isku soo dhoweeyo labada dhinac, si xaalada weli kacsan ee ka taagan magalaada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah Soomaaliya xasilooni loogu soo dabaali lahaa.

Mas'uulkan ka tirsan Maxkamadaha ee diiday in magaciisa la soo xigto ayaa sidoo kale sheegay in Dalal Carbeed iyo Afrikaanba ay wadaan dadaalo la isugu soo dhoweynayo Labada dhinac ee xurgufta xoogani ay ka dhaxeyso.

Waxa Mas'uulkan rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadaladaas ay midho dhal noqon doonaan, isagoo xusay in dalalka dhex dhexaadinta wada ay yihiin kuwo xidhiidho wanaagsan la leh labada dhinac.

Lama oga ilaa hadda sida hadalka hogaamiyahan ka tirsan maxaakiimta ay wax uga jiraan, iyadoo dhinaca kalena uusan jirin warar madax banaan oo xaqiijinaya arintaasi,

sidoo kale dowladda Ethiopia ayaan ilaa hadda laga heynin war ku saabsan jiritaanka wadahadalka la sheegayo inuu si qarsoodi ah ugala dhexeeyo maxaakiimta iyo in kale.

Hase ahaatee sida Jariidadu sheegtay ma jirto rajo badan oo laga qabo in labada dhinac ay heshiis buuxa oo xal u noqon kara Soomaaliya wada gaadhaan hadiiba ay jiraan wadahadaladan sababo la xidhiidha iyagoo si aad ah ugu kal aragti duwan qaabka lagu gaadhi karo xal kama dambeys.

.Jordan... widhwidhonline@gmail.com

Widhwidh Online News Desk..Media Center

Related Links

· More about News
· News by admin2

--------------------------------------------------------------------------------

*Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2297
Joined: Fri May 04, 2007 2:17 pm

Re: Run Mise Propaganda

Postby *Arabman » Mon Aug 06, 2007 1:01 pm

Itoobiya oo Wadahadalo Qarsoon la Yeelatay Madaxdii Maxkamadaha

Itoobiya waxay indhawaalaba raadinaysay sidii ay u heli lahayd cudurdaar ama marmarsiinyo ay dalka Soomaaliya kaga baxdo. Waxay isku dayday inay adeegsato jaho walba oo suurogal ah kadib markii ay ku fashilantay dagaalkii ay kusoo qaaday Soomaaliya iyo taageeridii indha la'aanta ahayd ee ay u fidisay dawlad ku sheegta cantatabka ah ee danbiile Cabdullaahi Yuusuf hor boodo.

Jariiradda Af-carabiga kusoo baxda ee Al-sharqul-awsad ee internetka ayaa waxay soo qortay wadahalo si hoose oo aan la baahin u dhexmaray qaar ka mid ah madaxdii Maxkamadaha iyo Itoobiya. Jariiradu waxay soo xigatay mid ka mid ah madaxda Maxkamadaha oo aanay magaciisa sheegin oo caddeeyey in iyaga iyo Itoobiya wadahadalo qarsoodi ahi u socdaan. Wadahadalkaas wuxuu mas'uulkaasi ku sheegay inay ku saabsan yihiin sidii ay Itoobiya sida ugu dhaqsaha badan Soomaaliya uga bixi lahayd iyo sidii ay Maxkamaduhu ugu ogalaan lahaayeen Itoobiya inay dalka ka baxdo.

Masuulkaasi ka tirsan Maxkamadaha wuxuu sheegay in dhawr dal oo Afrikaan iyo Carab isugu jira ay u kala dabqaadeen Maxkamadaha iyo Itoobiya. Magacyada wadamadaa iyo mas'uuliyiinta matalaya midna ma uuusan xusin.

Haddii ay sidaasi xaqiiqowdo, waxaa isweydiin mudan, mar haddii Itoobiya ku guuldaraysatay hadafkeedii gumaysiga ku dhisnaa, farahana ay kaga gubatay dagaalkii gardaradda ahaa ee ay iyada iyo Maraykun kusoo qaadeen Maxkamadihii dalka ka talinayey, fashilka noocaa ahi Itoobiya ma kasoo waaqsan doontaa? Fashilkaasi Soomaaliya ma kaga hadhi doonaa mise wuu raadqaadi doonaa ilaa uu Addis Ababa ugu tago, uuna horseedo burburka Itoobiya oo soo degdega?

Haddii warkani dhab noqdo, waxaa kale oo isweydiin mudan, dabadhilifyadii caadaqaatayaalka ahaa ee dalka cadowga kusoo hoggaamiyey - mar haddii ay Itoobiya ka tashatay oo ay iyagoon ka warhaynin Maxkamadihii heshiish ka dalabtay - maxay samayn doonaan ama xaggee ayey ku dambayn doonaan?

Ina Yeey iyo Geedi cinwaankooda waa inuu ku dhammaadaa Maqale, Itoobiya mar haddii ceeb Alle ka raaciyey, Itoobiyana ay xaqiiqsatay inay yihiin waxmatarayaal aan shacbiyad haysan.

KismaayoNews.com
==========================================================

kambuli, if it's true, then the TFG's days are numbered.

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Run Mise Propaganda

Postby kambuli » Mon Aug 06, 2007 1:27 pm

Arabman, quote " kambuli, if it's true, then the TFG's days are numbered"

Why? You mean Tigres will be ok when it is the ICU who are meeting with them? I thought the Tigre was bad and anybody who deals with them was dabadhilif Sad


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 62 guests