Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby LiQaaye_TDH » Mon Aug 06, 2007 12:38 pm

Fukin Reerkani waa Wada proffasoorin iyo Doctooro Laughing


Waxa shir balaadhan oo aad loo soo agaasimay isgu yimi qorba jooga reer garadag magaalada London ee cariga ingiriiska maalintii sabtida ee bishu ahayid 04/08/2007

Shirkaas oo meelo kala duwan oo ingiriiska ah iyo ilaa North America laysaga wada yimi waxa kaloo Marti sharaf ku ahaa xildhibaan yuusuf maxamed Cali (tuke)

Waxa lagaga hadlay arimo badan oo ay ka midyihiin
Wax qabadka degmada garadag
Siyaasada Somaliland iyo geedi socodkeeda.
Shirka waxa ajandihiisa iyo hogaamintiisaba hayey Col.aadan maxamed samakaab
Wuxu shirku ku bilaabmay aayadao quraana iyo wacdi uu shiikh mursal axmed suufi halkaas ka akhriyey
Furitaanka shirka kadib waxa warbixin meelo badan taabanaysa iyo talooyinba soo jeediyey yuusuf tuke kuna dheeraday geedi socodka Somaliland halkuu marayo iyo duruufaha ku xeeran iyo siddii looga bixilahaa wuxu kaloo ka warbixiyey arimaha dagmeda garadag iyo baahiyeheeda wuxu ku soo gunaanaday inay muhiim tahay qorba jooga garadag inay laban laabaan wax qabadka degmada garadag ilaaliyaana sumcada iyo jiritaanka Somaliland meelkas tay joogaan
Intaas ka bacdi waxa la wareegay hadalkii mujaahid ismaaciil ducaale cilmi kana war bixiyey qorba jooga reer garadag ee north America iyo hawlahay halkaas ka wadaan kuna dardaarmay in loo baahan yahay baahiyaha degmada in laga wada qayb qaato oo halkay joogaan laga sii badiyo wuxuna yidhi (faraska waxa jeedalka loogu dhuftaa inuu orodka ka sii badiyo)
Intaas kadib waxa aad loo dhex galay ajandihii shirka waxana laysku afgartay dhamaan arimihii halkaas lagaga hadlay
Waxa kaloo lagu go, aamiyey in la sameeyo gudi siyaasdeed oo reer garadag uga arimisa jihaysana arimaha siyaasada ee soomaliland gudidaas oo ka kooban qorba jooga iyo qolyo wadanka gudihiisa kooga.
Waxana hogaamiye looga dhigay xildhibaanka degmada garadag ee yusuf tuke
Qorba jooga waxa laga doortay afar xubnood oo kala ah



1 Pro.Ibraahim Bare Nuur

2 Pro.Ismaac ducaale cilmi

3 Dr. Ismaaciil shamaad

4 Pro. Ahmed Cabdilaahi rooraaye

Waxa kaloo shirka ka soo baxay qodobadan




1 jiritaanka Somaliland inuu yahay muqadis wax kastoo wax yeelaynaya iyo cidkastoo hantaaqinaysaba in laga ilaaliyo

2 in si shuruud la, aana loo sii daayo madaxda ururka qaran ee aan wax danbi ah lagu cadayn oo ay leeyihiin, haday danbi leeyihiina maxkamad la horkeeno.


3 in ay dhacaan doorashooyinka Somaliland kusoo foolehi xiligii loogu talagalay.


4 ugu danbayn Ina khilaafaadka ragaadiyey geedi socodka Somaliland lagu dhameeyo wada hadal iyo is qancin iyadoo la ilaalinayo sharciga Somaliland ee curdinka ah.

Waxa shirka ka soo qayb galay

1 Col. Aadan Maxamed Samakaab
2 Xil. Yusuf maxamed Cali (tuke)
3 Pro. Ismaaciil ducaale Cilmi
4 Sul. Faarax cabdi Cali

5 Dr. Khaddar cilmi barre
6 Ing.Marsal axmed suufi
7 Ing.siciid Shamaad
8 muj. Hanad Cabdi maxamed
9 Dr. Maxamed cabdi maxamed

10 Muj. Axmed cilmi Bare
11 Dr. Aadan carab Cabdi
12 Muj. Cali Jaamac cabdi
13 Ing. Siciid Saalax gaadh haye
14 Ing. Ibraahim maxamed Cali
15 Pro. Axmed Cabdilaahi rooraaye

16 Dr. Ibraahim Shahmaad (boos)
17 Pro. Cabdraxmaan cagasaydh
18 Sul. Khadar Maxamed cabdi Cali
19 Muj. Axmed xayd (geele)
20 Pro.Cumar saalac guray
21 Pro. Maxamed cabdule (lawyo)
22 Inj. Cabdi cilmi bare

WA bilaahi tawfiiq



Waxa soo diyaariyey Axmed Cilmi Yare

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby Ina Baxar » Mon Aug 06, 2007 1:20 pm

Maxay kala yihin reer gar -adag?

User avatar
Sangub
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 447
Joined: Sat Jun 30, 2007 7:18 pm
Location: Cell #128, OG-Block, Djibouti City transfer Department

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby Sangub » Mon Aug 06, 2007 1:23 pm

Dulbahanta weey jabeen.

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby LiQaaye_TDH » Mon Aug 06, 2007 1:26 pm

Magaca Gar-Adag has alot of Tariikh Laughing ask the dhullos Laughing

Reer Garadag= HJ-Biciide- (Reer Iidle) this sub clan lives in this town today, ask Gurey25 for more info Cool

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby kambuli » Mon Aug 06, 2007 1:46 pm

Qofkan khafiifey yaa ka qabta golaha... Laughing Laughing

Kuli waa wada Prof iyo Dr iyo Mujaahid... Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby LiQaaye_TDH » Mon Aug 06, 2007 2:15 pm

Habartan Xune Ebola Virus yaa yidhi nala qabso, ee iskaga bax sheekada ragga Doqonyay wayni..........

User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby BABYGIRL123 » Mon Aug 06, 2007 2:21 pm

war afkaa qabso huuralayahoow uf waba nagu khafiiftee do you see us oo idu ku walanay.. Confused

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby LiQaaye_TDH » Mon Aug 06, 2007 2:26 pm

[quote="BABYGIRL123"]war afkaa qabso huuralayahoow uf waba nagu khafiiftee do you see us oo idu ku walanay.. Confused[/quote]

Who the fuk was talking to you? Laughing Mise Kambuuli aka Ebola Virus= babygarl

User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby BABYGIRL123 » Mon Aug 06, 2007 2:27 pm

NACAS GO SWALLOW.

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby LiQaaye_TDH » Mon Aug 06, 2007 2:31 pm

War Anaka Iya wax Aaragnay, maxa na daba dhigay Dhilloyinkan Darood Laughing

"Hayaaay Naago Dhaadheer oo Dhilooyina iya Dhulki Yimi" Laughing

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby Ina Baxar » Mon Aug 06, 2007 2:34 pm

Profesoorada iyo dictoor -kaad sheegayso ma adigoo miidhan baa? Laughing
Topigii baad iska gubtay Liqaaye, markaad ummadda u faaneyso waxaan cagaha dhulka ku hayn baa la iska dhiga.

User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby BABYGIRL123 » Mon Aug 06, 2007 2:37 pm

LIIQAYE YOU THINK INAAD NAGA XANAJINEYSID LAKIIN WHY AAD EVERY TOPIC YOU TALK SHIT ARE YOU OBSESSED WITH US.

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby LiQaaye_TDH » Mon Aug 06, 2007 2:59 pm

Ina Baxar Maxaan isko gubay ee baas, Ninyow adigan Hadal jileeca iyaan kugu nacay, sidaad ugu nacam leeynasay kuwan iyad ka mid noqotay....

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby Ina Baxar » Mon Aug 06, 2007 3:03 pm

War Saleeban gaal iyoo anigaba dumar dhulbahantaa ina dhalee , ma waxaad maqashay Ina baxar baa hooyadii lagu hor caaya? Isku dhejis maxaa keenay , waabad inaga dhex baxdee Laughing

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Reer Garadag oo shir weyn iskogo yimi EU iyo N.America

Postby DawladSade » Mon Aug 06, 2007 3:04 pm

[quote="LiQaaye_TDH"]Ina Baxar Maxaan isko gubay ee baas, Ninyow adigan Hadal jileeca iyaan kugu nacay, sidaad ugu nacam leeynasay kuwan iyad ka mid noqotay....[/quote]


Doqon baa tahay, ninka waxuu ku leeyahay Habar Jecloo intaas magac ma lahaan karaan


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 77 guests