HOOYO.. SONG 1............Nuur Eebo>R.I.P>
http://www.sclub19.com/music/song.php?id=468
HOOYO..SONG 2..........HANUUNIYE
http://www.sclub19.com/music/song.php?id=180
HOOYO..SONG 3......TUBEEC
http://www.sclub19.com/music/song.php?id=1095
Hooyoy la?aantaa.................SOMALI MOMS ARE THE BEST
Higgaad lama barteenoo
Hooyoy la?aantaa
Hadal lama kareenoo
Ruuxaanad habinoo
Kolba aanad hees iyo
Hoobey ku sabinoo
Hawshaada waayaa
Hanaqaadi maayee
Hoygii kalgacalkee
Naxariistu hadataay
Hooyoy dushaadaa
Nabad lagu helaayoo
Hooyoy dhabtaadaaa
Hurdo lagu gam?aayoo
Hooyoy taftaada
Dugsi laga helaayoo
Waxa lagu hal-maalaa
Hooyo ababintaadee
Hayin lagu badhaadhaay
Hogol lagu qaboobaay
Gogol lama huraaneey
Dugsigii hufnaantaay
Hidde lagu arooraay.
SAKHRAAN>SEEKER OF T & J





