and brotherhood with Warsangeli. They had little grudges but it seems all of that buried for good. It is proven historically, when the two brothers work together, they will be unstoppable.
Degmada Hadaaftimo oo la ciirciiraysa u diyaar garow shir beeleed ka dhacaya magaaladaas
Hadaaftimo:- Waxa beryahanba magaaladda Hadaftimo ee Gobolka Sanaag qaban qaabo loogu jiray shir ay ku yeellan doonto Beesha Ogayslabe magaladaasi iyadoo ay magaaladu la ciir ciireyso wufuudii ka qeyb geli lahayd shirka oo intooda badani ay hada soo gaareen magaalada
Shirkaas oo ah mid beeshu guddo iyo dibedba isaga timi, si ay ugga arrinsato waxyaabihii beesha ku soo kordhay, iyo isbedelka siyasaddeed ee hadda laggu jiro innaggoo wadda og isbedelladda ka dhacay waddanka dhinnac walba taasoo aan lagga bixi Karin si kale aan ahayn wadda tashi
Sidda daraddeed beeshu waxay u diyaargaroobaysaa shirka ka dhici doonna hadaftimo bishan an ku jirno dhexdeedda iyaddoo ay hadda ku suganyihiin hadaftimo wafdiyo baddan oo uu hormood u yahay Caaqil Jama Carab Cashuur, wafdi kale oo uu hoggaaminayo Ahmed Cadami ay iyanna illaa beri ku soo fool leeyihiin Hadaftimo, haddanna ku suganyihiin Ceerigaabo, waxa kalloo ay beehu afhayeen u dooratay Cabdirisaaq Saciid Soore
Waxaan u rajeynaynaa is afgarad iyo wax mandaqadda dan u ahi in ay shirkaas ka soo baxaan
Ahmed Jama



