emperior bal eeg waxa kasoo haray
---"Caasimada dalka Soomaaliya ee Moqdisho waxaa ku dhacay ayaan daro aan ku dhicin caasimada aduunka kale. Waxayna noqotay caasimadii ugu ayaanka darnayd abid ee aduunka soo marta inta la ogsoon yahay. Moqdisho waxay leedahay taariikh dheer waxaana soomaray maamulo kala duwan intay soo jirtay. 17 sano oo ay kusoo jirtay dagaalo sokeeye oo ay ku burburtay ayay Moqdisho qadka igula sheekaysatay aniga oo galabdhawayd iska lugaynaya xasuusanaya caruur nimaydii iyo xafadii aan muqdisho uga nolaa."---
indhahi baa u furmay inay caasimadi east africa ku xaareen, suuliga ka ur badantahay hada