Page 1 of 4

No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 9:56 pm
by Cilmiile
Muqdisho(AllPuntland)- Dowlada KMG Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa war ka soo baxay ku sheegtay maanta in la joojiyay duulimaadkii diyaaradeed ee gobalada Waqooyi galbeed ee Soomaaliya hadana loo yaqaano Maamulka Somaliland.

Dowladu waxa ay sheegtay in talaabadan la qaaday markii la helay in Shirkadaha diyaaraduhu ku xad gudbaan Duulimaadka dowliga ah kana horyimaadeen amaro ay soo saartay Hay'ada Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Soomaaliya oo maanta warkaan soo saartay.

Waxaana sidoo kale lugu sheegay Warkan in Shirkaduhu sameeyaan waraaqo been Abuur ah oo kuwaasoo ay ugu talagaleen in ay dadku ku dhoofaan ,ayadoo lasheegay in la joojiyay ilaa amar danbe oo ka soo baxa Hay'adda Duulista iyo saadaasha hawada Somaliyeed.

Talaabadan ay qaaday dowlada Soomaaliya ayeysan ilaa hada ka hadlin Masuuliyiinta shirkadaha Duulimaadyada iyo Maamulka Somaliland ee lajoojiyay in ay tagaan Diyaaradaha taga Magaalooyinka waa weyn ee maamulkaasi ka taliyo.

Magaalooyinka la mamnuucay in ay diyaaraduhu tagaan ayaa kala ah Muqdisho, Hargeysa, Muqdisho, Ber Bera iyo Hargeysa Muqdisho,ayadoo maalin walba diyaaraduhu isku maraan magaalooyinkaasi oo dhan ,ayadoo talaabadan lasheegayo in la doonayo in lugula xisaabtamo Shirkadaha Diyaaradaha.

Warkan ay maanta soo saartay Hay'ada Duulista iyo Saadaasha hawada Somaliyeed ayaa umuuqda mid ladoonaya in waxyaabo badan oo khaldanaa lugu saxo ,waxaana ku saxiixnaa maareeyaha Guud ee Hay'addaasi oo la yiraahdo Max'uud Sheekh Cali.

Waana markii ugu horeysay oo war noocaan oo kale ah ay soo saarto dowlada Faderaalka ee Jamhuuriyada Soomaaliya isla markaana waxaa lafilayaa in dhawaan xal kama danbeys ah laga gaaro.

Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:02 pm
by Madmadoobe
Loool@ "hay'ada duulista iyo saadasha hawada" , names of government organisations sound hillarious in somali. I understand the duulista part, lakin maxey saadaliyaan niyow??

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:05 pm
by SummerRain
[quote="Madmadoobe"]Loool@ "hay'ada duulista iyo saadasha hawada" , names of government organisations sound hillarious in somali. I understand the duulista part, lakin maxey saadaliyaan niyow??[/quote]

It means boliska irka.

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:09 pm
by LiQaaye_TDH
This is all so the Hawiye people wont come to somaliland Laughing ....

There wont be somalilanders coming to xamar anyway......

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:12 pm
by Kismaayo21
oh o

sland shouldnt have started i h8 ciil yusuf and his sendaz but den again sland been askin 4 it
face the consequences u shouldnt have.......really u shudnt Cool Cool
darood dont fuck about u forced drood 2 use muscle but it juzt gettin started

imagine if ciil yusuf gets his act 2gether and we join him and u kno the rest

RIP SLAND

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:13 pm
by Madmadoobe
[quote="Ismahan123"][quote="Madmadoobe"]Loool@ "hay'ada duulista iyo saadasha hawada" , names of government organisations sound hillarious in somali. I understand the duulista part, lakin maxey saadaliyaan niyow??[/quote]

It means boliska irka.[/quote]


Good one ismahan, Its 1:1 so far. Laughing

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:17 pm
by FAH1223
[quote="LiQaaye_TDH"]This is all so the Hawiye people wont come to somaliland Laughing ....

There wont be somalilanders coming to xamar anyway......[/quote]

yeah right Surprised

they were running up to Hargeysa for a period of a week or two on foot or camel Shocked

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:18 pm
by SummerRain
LOOOOOOOOOOL@ LiQ, U are evil. Laughing

Madmadoobe, I guess the student became the teacher eh. :lol Dont be suprised if it happens again. Wink

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:18 pm
by LiQaaye_TDH
The Question is who is this gonna affect? Laughing Laughing

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:22 pm
by SummerRain
I'm sure it going to effect both, economically S/land and as far as people fleeting on from the TGF/Ethiopian than its the "Hawiye" as you put it. Laughing

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:32 pm
by Phd in naago kudis
wallahi hawiye is focked up by darood

they are being told where they can fly to Surprised

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:37 pm
by Kismaayo21
look at it this way
number uno
sland is not recognised so what ever it is doin in somali soil is illigal
2 somali land is not even more den 25% of the somali population or maybe even less
3 tfg tho it aint 4 me, but it is the government of SOMALIA okay no long ting
4 sxb to b honest isaaq have no history tfg gt
mj- tho they are nago
og- they are called half of darood(dnt get it twisted i mean population wise)
hawiyo- aka bahaalo mooriyaan they will kill there own hooyo if they have to
if marexaan joins for real like sii daab ka ah
den walahi its game over
but dont worry that wont happen any tym soon coz ciil yusuf is a flower tho the tigrey will obviously do his dirty wrk 4 him.

whats funny is how sland thought tigray was der protector and now they will switch anmytym soon(bet u that is gonna happend 2 ciil yusuf after they done doin der b'nizz)

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:44 pm
by SummerRain
PHD's logic was semi understandable, this kismayo21 who I suspect is newyork23 as well is just scary.

First of all this mentally that just because the leader is of a certain clan, than the clan he comes from rather rules over then entire Somali nation is just ridiculous and shortsighted. Secondly, no need to stearotype clan for well, all "Somalis" are under occupation South or even North( UP North). Faan been ah wax manee tarayo ee fadhiga ka kaca. I believe majoriy of nimanka Somalida naagahooda ba dhaama.

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:45 pm
by Phd in naago kudis
kismayoo love

get your marexaan azz to somaliland then

you fockin keyborad warrior

i swer if ever saw any mareaxaan anywhere in somaliland

i would put bullet in his head Cool

Re: No Flights into Somaliland allowed

Posted: Sun Aug 26, 2007 10:50 pm
by Meles Zenawi
Pure Rubbish down

This is all nonsense. This inititive was suggested by me, and the Transitional Federal Government Of Somalia, thought it was a good idea. This has nothing to do with my friends Somaliland. Its not like they need an influx of terrorists guised as 'refugees'. The reason I introduced this was because I heard a lot of terrorists from Mogadishu are going to Hargeisa. We want to keep all the terrorists confined in Mogadishu, so we can hunt them down and iliminate them a la April. Makes sense?

Viva Somalia somalia


Premier Meles Zenawi.

Supreme Commander Of The TPLF.