Page 1 of 2

habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 12:53 am
by wadaniweyn1
Cool Xaaladaha kale Duwan ee Tuulada Dhoqoshay War Bixin Khaliif Cismaan Xaaji



Khaliif Cismaan Xaaji Jaamac oo ah Haydhka Tuulada Dhoqoshay ayaa ka war bixiyey Xaaladaha kale duwan ee ay ku sugan tahay Magaalada Dhoqoshay Dhinacyada Waxbarashada, Caafimaadka, Nabad gelyada iyo Deegaanka mar uu la kulmay Wariyaha Shebakad Wararka Golisnews ee Magaalada Burco Siciid Axmed M Raage

: Magaalada Waa Magaalo weyn oo qadiimiya waxaana ku nool dad aad u tiro badan waxayna ka dad tiro badan tahay Degmooyin badan oo ah Dalka Jamhuuriyada Somaliland xaga Caafimaadka Magaalada Dhoqoshay waxay leedahay laba Xarumaha Caafimaadka MCH, mid ayaa qalabaysan oo shaqeeya, ka kalena waxaa balan qaad noo sameeyey in la qalabeeyo Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Gobalka Togdheer DR Cabdi Yaasiin, dhianca Waxbarashada waxay Magaalada Dhoqoshay leedahay Dugsi Hoose Dhexe, Dugsigii Sare ( Secondry School ) oo dhowaan la jeexay seeska Dhismaha Dugsiga, Waxaana dhagax dhigay Gudoomiyaha Waxbarashada Gobalka Togdheer Cabdi Axmed Siciid, Xaga Xoolaha waa meesha ugu xoolaha Wanaagsan waayo waxay leedahay Biyo, iyo Ceelal Biyaha Magaalada oo aan go,in waqti kasta oo Abaar ah, waxaana looga soo hayamaa Xilyada gaar 200km Square oo hareeraha naga xiga.



Nabad Gelyada aad iyo aad bay u wanaagsan tahay waxaa ka dhisan Magaalada Saldhig Police (Bilays) waxaana ka hawl ka gala Ciidamada Nabad gelyada, Ciidanka Bilayska wuxuu ka hawl gala ilaa 12 Tuulo, waqtiyada qaar Ciidanka Bilayska Tuulada Dhoqoshay waxay ka hawl galaan Danbiyada ka dhaca Gobalka Togdheer Burco, sida dilkii u danbeeyey ee aan gacan ku dhiig lihii ku soo qabanay Kilinka shanaad ee Ethiopia Magaalada Gaashaamo markii labada beelood isu yimaadeen Tuulada Dhoqoshay ninkii gacan ku dhiiglaha ahna waxaan ka soo kaxaynay Degmada Gaashaamo isagoo maxbuusa Ciidanka Bilayska Dhoqoshay ayaa fuliyey hawl galka qabashada gacan ku dhiiglaha waxaa ku heshiiyey labadii beelood ee qoonta ka dhaxaysay ka dib markii ninkii dilka geystay gacanta laga soo geliyey labadii beelood waxaa dhex maray Heshiis ay ku Saamaxeen Ninkii dilka geystay.


Magaalada Dhoqoshay waa Meeshii lagu qab qabtay Nimankii geystay falalka Argagaxisada ahaa waxayna gacanta u gelisay Xukuumada Somaliland. Waxaan u mahadnaqayaa cidii qaadatay Go,aanka sii daynta heshiiskii dhex maray labada beelood.


Dhinaca Horumarinta waxaa taageero wax ku ool ah ka geystay Magaalada Dhoqoshay Ganacsade Saleebaan Khabiid oo degan Wadanka Ingiriiska isagoo dhisay Hal Qol oo ku shaqeeyo Maamulka Magaalada wuxuuna balan qaaday in uu si fiican u qalabayn doono



Siciid Axmed M Raage

Golisnews Burco

rageyare@hotmail.com


ayaa fuliyey hawl galka qabashada gacan ku dhiiglaha waxaa ku heshiiyey labadii beelood ee qoonta ka dhaxaysay ka dib markii ninkii dilka geystay gacanta laga soo geliyey labadii beelood waxaa dhex maray Heshiis ay ku Saamaxeen Ninkii dilka geystay. Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool

a great example that should be followed by all somalis Very Happy Very Happy Cool

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 1:14 am
by Advocatar
habar who? Laughing

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 1:16 am
by paidmonk
Habar = Mother
Jeclo = Lover

He's talking about the Motherlover clan, they're some cool mugs from Jaboodi.

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 1:21 am
by Advocatar
lol, never heard of them.....so what are they known for?

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 1:38 am
by new-york23
lol...let me elaborate.

nin habar jeclo ah ayaa bari yimid buuhodle asoo faras saaran,niman dhulbhante ah ayaa arkay,markaasey faraski ka tuureen asagey faras ka dhigteen walaahi.

ameey iska xanaaqaan? waryee dee kaftan but a true story. Laughing Laughing Laughing

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 1:40 am
by Advocatar
Laughing Laughing Laughing ......waryaa what's bracking blood, where have you been bickering @?

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 1:44 am
by new-york23
[quote="Advocatar"]:lol: Laughing Laughing ......waryaa what's bracking blood, where have you been bickering @?[/quote]

rageedi sup inadeer..just been busy whats good with u?

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 1:49 am
by Advocatar
same old same old ina adeer.........wali maad guursatey? Laughing

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 1:53 am
by new-york23
insha allah soon u trying to push me off the dge?loool

i see meesha wey yara dantay..maxaa dhacay?

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 1:57 am
by Advocatar
screw became a dictator, but what do you expect from a nerd with a lil power, I must say his doing a good job though. Laughing

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 2:01 am
by new-york23
lool..screw is no nonce type of guy so i bleive it.

where are the sade kids are they still here?
wheres fat boy?loooool
am back 4 good ina adeer. Cool

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 2:03 am
by Advocatar
lol, our fatboy is enjoying himself in Ohio.....his learning about the ways of reer-Sade, I hope he drops his dabayaco dhaqan in Columbus. Laughing

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 2:06 am
by new-york23
[quote="Advocatar"]lol, our fatboy is enjoying himself in Ohio.....his learning about the ways of reer-Sade, I hope he drops his dabayaco dhaqan in Columbus. Laughing[/quote]


loool
from boston to columbus?..thats along way..whres ismahan? soo jiid ina adeer Laughing Laughing

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 2:13 am
by Advocatar
loool, I see you havent heard?


Dude Ismahan has been taken by Gatspy.........Yes our resident computer genius has won her heart. They are schedule to get married soon in the matrimonial section of somalinet. Arabman will be the shiek, I will be there to get my 20 dollars and bounce. Laughing

Re: habar jeclo are always setting the standed !!!

Posted: Mon Aug 27, 2007 2:19 am
by new-york23
[quote="Advocatar"]loool, I see you havent heard?


Dude Ismahan has been taken by Gatspy.........Yes our resident computer genius has won her heart. They are schedule to get married soon in the matrimonial section of somalinet. Arabman will be the shiek, I will be there to get my 20 dollars and bounce. Laughing[/quote]


loooooooooooooool haaayeey..ma saas baaa? loooooooooolcajiib.